11/09/2022
Duhur wngsn Asxpta qaliga Ah
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaikh Abdirahman Mohamed, Gym/Physical Fitness Center, Nairobi South.
11/09/2022
Duhur wngsn Asxpta qaliga Ah
Xasanoow habeennadan ma ledin jiifka howlyari e,
Hurdadaan mar dheereysan jiray waan kasoo haraye,
Higta yeertay laabtaad beryahan hugun cir mooddaaye,
Dhaaxaan kali hawoodaye haddaan soo hambaabiraye,
Hamigaan la soo kacay adaan kuu harqaan furaye,
Hubkaan rido hirkow kiciyo waad ku hafan doontaaye,
05/04/2022
Masha Allah Allah haidiku Anfaco Cilmigaad barateen
02/04/2022