29/09/2026
:Gabadhan ciil dartiis ayay ugu biirtay ciidamada militaryga Danab.
Wariye Salaado waxay horay uga tirsanayd bahda saxaafada , waxay in badan tacadiyo kala kulantay laamaha amaanka gobolka Mudug in badana jeelka ayaa loo taxaabay.
Wariye Salaado markay u dulqaadan wayday dulmiga markasta lagula kacayo waxay ku biirtay ciidamada militaryga Danab , waxaana maalintii shalay ahayd tababar looguso xiray deegaanka bali-doogle waxaana usoo xiray tababarka Raysalwasaare Xamse.
Waxay kasoo bilaabatay Saxaafad waxayna ku dambaysay Ciidamada Militaryga Danab.