29/11/2025
Another big win
Milan ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda lazio o marti ku aheyd sansiro
Gool u qeybtii labaad daqiiqadi 51-aad ciyaarta u dhaliayay R.leao ayaa milan kaga filantay iney 3 dhibcood ka hesho kooxda Lazio.
Milan ayaana hatan 9 kulan o isku xigta goal ku dhalineyso gurigeeda
sido kale Milan ayana laga badin 12-ki kulan u danbeysay o ciyartay horyaalka, iyadona caawa ku hoyatay fooqa sare e kala sareynta horyaalka.
Macalin Allegri ayaa daqiiqadihi ugu danbeyay ciyaarta lo taagay gaarka Rosaha 🟥
23/11/2025
Milan ayaa guul raaxo leh ka gaartay dhigeeda Inter
Goal uu daqiiqadi 54-ad dhaliyay
ayaa milan guusha siiyay
Gacma dahab ayaa sido kale qeeyb weyn ka qaatay ciyaartan, asagoo rigoore ka badbaadiyay mid ka mid ah ciyartoyda Inter.
Milan ayaana 6-dii kulan e dunbeysay ay la ciyaartay inter aysan kala kulmin wax guul daro ah, 4 guul iyo 2 bareejo ayeeyna ka heysataa.
ayana booska labad so farisatay kala sareysta horyalka, ayado 2 dhibac ka danbeysa hogamiyasha horyalka e Roma.
24/10/2025
Rasmi line up ka kooxda oo laso saaray ciyaarta bilaaban doonta xooga kadib
24/10/2025
Arin cajiiba !!!!!!!!!!!! 😯 kulanka caaawa Milan Ayla ciyaari doonto kooxda Pisa aya waxa laguso waramaya in gabi ahaan gegeda sansiro aanay ka banaaanayn Hal kursi Dhamaana Lawada iibsaday kuraaska Sido kale kulanka Roma ee sansiro lagu ciyaari doono aya isna ticket kiisa lasii wada iibsaday tirada kulanka caaawa uso daawasho tagi doonta aya lagu sideeyay inay tahay 75,817 oo ruux waa markii ugu horaysay ee Milan ay la ciyaarayso koox iska basiid ah oo intaaso qof uso daawasho tagto season kan Milan waxay helaysa dhaqaalo waaliya
✍️
24/10/2025
Hogaamiyasha Horyaalka aya markale aan daawan doona insha alllah Caawa Milan × Pisa
• 🪧 Tartanka: Horyaalka Serie A – wareegga (8aad)
• 📆 Taariikhda: Maanta, Jimce 24 Oktoobar
• ⏰ Waqtiga: 9:45 fiidnimo
• 🏟 Garoonka: San Siro, magaalada Milan
• 🚩 Garsooraha: Luca Zufferli
Milan guul ay gaarto caaawa aya Horyaalka kusii hayn kartaa goolka koowad yaa dhalin doona
✍️
23/10/2025
suurto galnimada uu Son ku imaan karo gegeda sansiro bisha Janaayo aya aad usii kordhaysa waxayna u badantahay in uu Milan imaan karo sida ay qorayaan warbaahinta kala duwan
19/10/2025
Milan markale iyo hogaaanka serieA
19/10/2025
figta sare ee kala saraynta
Milan 2_1 fiorantina
Milan oo hogaanka qabatay
19/10/2025
macalinka wuxu dhahay caaawa guul waxan ahayn uma fadhiyo walaw dhaawac miidhan Milan tahay