10/07/2025
Dalas media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalas media, Sports, Dublin.
10/07/2025
22/05/2025
DEGDEG:- Waxaan halkan Hambalyo mug iyo miisaan sare leh uga dirayaa Fardowsa Abtidoon oo Taliyaha Booliiska Asad Diyaano uu u magacaabay Waaxda Tacadiyada Haweenka iyo Caruurta ee Booliiska Soomaaliya.
Fardowsa waxay kujirtaa Haweenka wax bartay ee saraakiisha ah, waxay qarankeeda usoo shaqaysay xilli adag oo ay adkeyd in loo shaqeeya dowladda Somalia.
Dadka yaqaanna ayaa ku sifeeyeen howlkar ka adag shaqadeeda una dhago-nugul adeegga dowladnimada, Hambalyo mar kale Taliye Fardowsa.
Generaalkii soo rogaal celi.
Naag Cad,ilmo cad iyo Basaboor Cad Ayaan Isku hystaa kulahaa😁
16/05/2025
(إن لله ما أخذ، وله ما أعطى، وكل عنده بأجل مسمى، فلتصبر ولتحتسب).
Waxaan tacsi tiiraanya leh halkaan uga diraynaa Dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan ree Baxdo geeridii xanuun ka badneed ee ku timid Alle ha u naxariistee Aabe Xaaji Maxamed Warsame Cabdi, ilaahay qabriga ha u nuuriyo, su'aalaha qabriga Allaha u fududeeyo, samir iyo iimaan buuxana Alle haka siiyo dhamaan ehelkiisa, si gaara Maareeye ku xigeen ka Dekadda Muqdishu, Dr. Ali Haaji Mohamed yaan tacsida ula wadaagaynaa.
WAR CUSUB: Cabdikhaadir Firdhiye oo markii u horraysay ka Hadley maxaabiista ay Somaliland usii daynayaan.
Hees iyo bar
13/04/2025
Ra'iisul-wasaarihii h**e ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid AUN Nabadoon Geeseey Geedi Shadoor.
Qoraal uu soo saaray Ra'iisulwasaare h**e Kheyrre ayuu ku yiri"Waxaan naftayda, shacabka Soomaaliyeed iyo eheladii uu ka baxay, gaar ahaan walaalkeey boqor Cabdullaahi Geeddi Shadoor iyo Saaxiibkeey Cabdiraxmaan Baadiyoow uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Nabaddoon Geeseey Geeddi Shadoor oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Nabaddoonka Allaha u naxariistee waxa uu ku suntanaa astaan qarannimo waxa uuna mar walba ku howlanaa nabadaynta bulshada Soomaaliyeed.
Waxaan Alle uga baryaynaa in uu jannaddii ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Dublin