25/08/2026
Waxaa todobaadkan xaafada Wembley lagu qaban doonaa tartanka UK 🇬🇧 SOOMALI WEEK. FOOTBALL TOURNAMENT.
Waxaa so qaban qaabiyay oo qabanaya URUR KA SIYAD .
The official Goolasha Sport page,featuring our latest videos,debate & statistics and other.
25/08/2026
Waxaa todobaadkan xaafada Wembley lagu qaban doonaa tartanka UK 🇬🇧 SOOMALI WEEK. FOOTBALL TOURNAMENT.
Waxaa so qaban qaabiyay oo qabanaya URUR KA SIYAD .
17/08/2026
Xiriirka Kubadda Cagta Kenya ayaa bogaadiyey Garsooraha heerka caalami ee Kaafi Shiine, kaddib markii uu si heer sare ah u dhex-dhexaadiyey finalkii Green Legacy Cup ee u dhexeeyey Gor Mahia FC iyo Migori Youth FC, kaas oo ka dhacay Nyayo National Stadium, Nairobi.
15/08/2026
Garsooraha heerka caalami Kaafi Shiine ayaa dhex-Dhexaadin doona finalka Green Legacy Cup, oo ay Isaga hor imaan doonaan Gor Mahia FC iyo Migori Youth FC. Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Nyayo Stadium, Nairobi, Kenya, maalinta berri oo ah Axad, Ciyaartu waxay bilaaban doontaa 3:30 galabnimo.
Guul ayaan u rajeynaa Garsoore Kaafi Shiine
14/08/2026
Kooxda Laatiin ee magaalada Londan oo kulan soo dhawayn ah u sameysay Wariye Shaafinho.
13/08/2026
War Rasmi Ah : Xiriirka Kubadda cagta dalka Austria 🇦🇹 ayaa Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan u soo bandbigay inuu garsoore ka noqdo horyaalkooda, oo uu halkaan ka shaqeeyo.
12/08/2026
Best Referee in the World 🌍
Bandhig heer sare ah ayuu soo bandhigay
Omar Abdulkadir Artan
12/08/2026
Waa 19 jirka Real Madrid ay lasoo wareegtay !
Dad badan ayaa dood ka keenay, Adna aragtidaada nala wadaag 👀
04/08/2026
Salah oo si bilaash ah ugu biiray kooxda Reer Turkey ee Trabzonspor .
Labo sano hashiis ah ayaa gacanta loo galiyay!
Asagoo carabta aadi karo maxuu ku doortay ayaad isleedahay?
02/08/2026
Dadka kubadda Master-ka kahaysto kaliya
Gabriel Batistuta iyo Ronaldo Nazário.
Isku day inaad garato xidiga sadexaad e?
31/07/2026
Curtis Jones ayaa wajahaya dhaleeceyn xooggan kadib markii uu muran kulul la galay qaar ka mid ah ciyaartoyda ay isku kooxda yihiin xili Liverpool ay ku jirto ciyaaraha diyaar-garowga xilli-ciyaareedka cusub.
Tan waxay ka dhigan tahay in xakamaynta gudaha kooxda ay noqon karto mid jilcan !
Durba waxaa bilaabatay in lays weydiiyo sida uu u maareeyn doono macalin Ariola qilaafaad hadii ka dhaco qolka labiska .
Maamul jilicsan aya durba muuqda !