Yamays Fc

Yamays Fc

Share

Yamays football club Waa koox ka mid ah kooxaha heerka 1.aad ee gobolka mudug

30/08/2026

We Wish You Good Luck And Many More Incredible Chapters In Your Journey.” ⚽🇸🇴❤️
Our Star Abdiqafar Giridho 🇸🇴
Yamays Fc ⚪️🔵

Photos from Yamays Fc's post 28/08/2026

🚨🔥 Xamze Cayunle 19 To Yamays Fc ⚪️🔵 🔥🚨

Kooxdu waxay si farxad leh u shaacinaysaa in [Xamze Cayuunle] uu ku soo biiray safka kooxda. ⚽️🤝

Waxaan ku kalsoonahay inuu kooxda kusoo kordhin doono karti, dadaal iyo khibrad, isla markaana uu qayb weyn ka qaadan doono guulaha aan hiigsanayno. 💪🏆

Xamze Aya Qayb Ka Ah Ololaha Kooxda 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣➖️2️⃣0️⃣2️⃣7️⃣✅️

Ku soo dhawoow YamaysFc !⚪️🔵
Waxaan kuu rajaynaynaa nasiib wacan iyo guulo badan. 👏⚽️

27/08/2026

Big signing” Yamays Fc ⚪️🔵

26/08/2026

Thank U Ayaanle Ozmaan Dhiito 🙏🖐
Kooxda Yamays Fc Waxay Kaga Mahad Celinaysa Sidi Daacada Ahayd Ee Aad No Matashay
“We wish you good luck" ⚪️🔵

24/08/2026

Mudug Acadmey Galkio
Mclin Mohamed Yusuf
We Are proud of you.” ❤️
Yamays Fc ⚪️🔵

17/08/2026

Hanbalyo Kooxda Racwi Sports Clup Oo Ku Gulaysatay Koobka AUN Habas Cup
Hanbalyo 🏆🙏

13/08/2026

Maan Yare 1️⃣5️⃣
Yamays Fc ⚪️🔵

12/08/2026

Mohammed Yarre Yamays Fc ⚪️🔵

Photos from Yamays Fc's post 11/08/2026

Maamulka Sare Ee Kooxda Yamays Fc Waxa Ay U Mahad Celinyan Ciyaartoyda Kala
Abdiqafar Giridho
Hanad Cali
Mohammed Yarre
Huud Abdalle Saed Toni
Oo Qalinka Ku Duugay Hishiisyo Muddo Dheer Ah ⚪️🔵

10/08/2026

Yamays Fc 2️⃣➖️1️⃣ Dawlada Hoose
GAUT Abdiqafar Giridho
📸Shucayb Mayo. Wariyaha Wadanka⚪️🔵

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


London
SW166NN