Rijal Hassan Ahmed

Rijal Hassan Ahmed

Share

Content creator and Football analysts

16/07/2026

CHRISTOS TZOLLIS โ˜‘๏ธ WAA YIMID DIFAACYADA PREMEIR LEAGUE BAXAR AYEEY KU JIRAAN๐Ÿ‘€

Garab xawaare sare leh xirfad leh ah gool dhaliye ah premier league markle Arsenal ayaa leh qalaas.

Macalin Arteta iyo Maamulka plz Bruno Gumieres ii keenay bis waa isku dhamaatay koox awood bdn .

Kooxdee iga hor istaagi karta macalin kee ayaa iga celin karo horiyaalka 2016-2027 Arsenal ๐Ÿ†๐Ÿ™

16/07/2026

Mallibooy Nin Sports oo isku haayo Dhalinyada wllkeey waad U qalantaa. 100 iyo ka badan๐Ÿ™

Nin Reer magaal ah xushmad badan wax fahansan nuuc walba oo Dhalinyada ah isku haayo ayaa thy ๐Ÿ™

Qolka maali ee Tik Tolka xog Sports nuuc walba ee tahay waa naga shaafiyay dhaliyaro Sports ah ayaa immado. ๐Ÿ™

14/07/2026

TAGEERAYAASHA SPAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ IGA RALI NOQODA FRANCE ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท WAA NASIREEN ANAGA OO BADAN.

Cawa awood aa la.isku sheegtay runtaa fiicana waxaan banooni waa dhaafay ๐Ÿ’ชโšฝ๏ธโ˜‘๏ธ.

Rodri iyo Fabia Ruiz caadi maahan baas iyo b**b kubad quruxdeeda.๐Ÿ‘€

Taagerayaasha Mbappe dooda dhaafa Yarkaan Yamal ah meel ayuu niisaaray runtaa kullan walba waa liidin garacaa. No buuq shib dhaha.

France waxaa la.dhahay kuwaa kusoo badiseen wax aad dhaantaan malahan.oo caadi ah.

14/07/2026

SEMIFINAL: FRANCE ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท VS ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ SPAIN ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท VS ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ ENGLAND๐Ÿ‘€

Yaa Final ka tagi kara labadee dal ayaa isku imaan doona ?

Aniga sadaasheeyda waa tan ee adiga maxa ka leedahay Sadaashaada ?

13/07/2026

MANCHESTER UTDโ˜‘๏ธ๐Ÿ‘€.

Youri Tielemans aad ayuu u anfacayaa Manchester United. Waa Laacib waana premier league player waa 29 sano jir

Saxiix khadka dhexe oo lagu faaido ayuu noqon karaa in kastoo football wax walba ka dhici karaan uu faloob noqon karo.

Manchester United ayaa 41M kusoo qadatay Laacib kaan. Aniga nin kaan Cimaamadiisa waa tuuray. โ˜‘๏ธ

12/07/2026

ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท WAA KU DEEYSAY QALAAS .NO HIILO DANBE.๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘€.

Shaba Laala warkiisa waa cadyahay Sxb keey kuwaan Maahan Masar iyo Dalalka Qaar.

Flim kii Ramjaanii ayaa soo xasuustay Qalaas Messi Iyo sxbadiisa Taageerayaashiisa.

Final ka Koob ka Aduunka waxaa soo raacdaan Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ mise France ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท kii soo baxo Mucaarad iska noqda waa talo.

Photos from Rijal Hassan Ahmed's post 12/07/2026

ROOSA HA (RED) KA SAX MA.AHAA MISE ? ๐Ÿ‘€.

Wali ma.waxaa socoto naas nuujintiin Argentina ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Mise Red kii Ciyaaryahan Embola makula saxnaa.?

Guusha Argentina ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท ha inoo danbeeysee Ciyaar Quater Final ah oo bareejo ah waxaa Red ma.la isku siiyaa xitaa xerada ganaaxa maaha. ๐Ÿ‘€.

11/07/2026

THREE LIONS ๐Ÿฆ 3 LIBAAX CABSI CABSI SEMIFINAL

Iska Buuqa Iska Qeeylsha Koob Ka Aduunka waxaa la.keenaa London ๐Ÿ†.

JUDE BELLINGHAM dhex miyaa Numbar 9 miyaa kaalay adi sheeg 6 gool 6 kullan wax kale โšฝ๏ธโ˜‘๏ธ.

Argentina ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท inta ineey ku harto ameey u roonthy hadii kale wadadaan ayeey raaci doontaa.

ITS COMING HOME ๐Ÿ†๐Ÿ‘€

10/07/2026

MAR KALE MIKEL MORINOโšฝ๏ธ SPAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ 2-1โ˜‘๏ธ

France ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท vs๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Spain Semifinal kullan xiiso badan oo lawada saadalinaayay oo xamaasad iyo xiiso leh.

Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ bug baxda waxaa ka masuul ah oo damaanad qaaday Soo bixitaan keeda Arsenal โ˜‘๏ธ๐Ÿ‘€

โ˜‘๏ธโšฝ๏ธ

10/07/2026

JAWIGA JIG JIGA EE GALABTA. Omar Abdulkadir Artan KUSOO DHAWAAW GURIGAADA.

Guri Sports iyo Dad xadaariyiin ah Maanta waa kala xirteen xaqiiqdii.๐Ÿ™.

Jig jiga iyo Dhamaan dowllad deegaan ku waaa Magaalo Sports yar yar. Sh*ta sh*ta โšฝ๏ธ๐Ÿ†.

SOOMAALI ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดWEEYN GUULEEYSTA๐Ÿ†๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


1AFARTUNE GETE Road LONDON
London
NW109RD