DEKEDAHA F.C

DEKEDAHA F.C

Share

Nala Joog Mar Kasta Hadii Aatahay Taageeraha Kooxda Kubada Cagta DAKEDAHA

Photos from DEKEDAHA F.C's post 31/05/2026

Waxaa maanta kooxda kusoobiiray Sahal oo ah xirfadle ka cayaara booska dhexda, kana yimid dalka keenya iyo Maanka oo ka cayaara booska dafaca, asagana waxa uu ka imaada kooxda farjano.

Maamulka kooxda oo dadaal ugu jira inay kooxda sanadkaan difaacato tarmada dhamaantood.

FG:- hadaa wax ka taqaano xirafadooda kubadeed cayaartoydaan hoos nagula wadaag

17/04/2026

Inaa lilaahi wa inaa ilahay raajicuun, waxaa geeri ku timid Aadan Qaldaan oo ahaa rug cadaa hogaamiye h**e ee kooxda Dekadaha Ex Altunza

Maanta oo jamca ah waxaan uwada ducaynaynaa inuu ilahay u naxariisto kitaabkiisana midig kasiiyo Aadan Qaldaan, waxa uu ahaa legend ku fiican hogaaminta & iskuwadka dhaliyarada kooxda.

Sidoo kale ehelka oo ka geeriyooday waxaan la qaybsanynaaa geerida, ehelkaas uu kamid yahay laacibkii h**e Abdi kaafi Aadn Qaldaan, waxaan leenahay Aabe waxa uu ka geeriyooday dhamaan bahda sports iyo bulshada reer kismaayo 🤲🤲🤲

Sawirka waxaa ku waheliyo Adan qaldaan macalinka kooxda Deeq layli iyo cayaartoy badan oo markaas kooxda lafdhabar u ahayd, waqtiga sawirka waa 2013-2014

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in East Grinstead?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


East Grinstead