05/09/2026
Xasuus ayaan galay!😂
Karim wuxuu mar walba saaxiib dhaw la yahay Bulshada ku xidhan wuxuu soo gudbiyaa wararkii ugu damb
05/09/2026
Xasuus ayaan galay!😂
Elliot Wuxuu u qalmay £350 kii Milion ee lagu qarash gareeyay khadka dhexe in kaligii laga soo bixiyo!🔥🤞🙆🏻♂️🩵
FG: Kevin ayuu i xasuusinayaa Pass ka aragtida dheer wuxuu kaloo i tusayaa ku dagaalanka kubada!.
Aragti dheeraan ayaa u dheer wax kasta, wax aanan arkin ayuu arkayaa!🩵🔥
02/09/2026
Doorashada ugu adag waa daafaca iyo khadka dhexe?!😇🩵
FG: A,B,C makala dhacaan midee kula ah mida ugu macquulsan, aniga midii aan xalay idinla wadaagay oo ah mida A!🩵🔥
01/09/2026
Madaama Jeremy Doku dhaawac yahay waa tan shaxda aan u arko mida ugu fiican ee la isticmaali karo, Rotation badan wuu ku imaan karaa lkn waa shax isku miisaaman!!.
Ma igu raacsan tahay midan mise fikir ka duwan ayaad haysaa!!🩵🔥🤞
01/09/2026
🚨🚨 David Ornstein – The Athletic |
Manchester City ayaa Chelsea u gudbisay dalab dhan £104 milyan + lacagaha dheeraadka ah (add-ons) si ay ula wareegto Enzo Fernández.
Chelsea ayaa markii h**e dalbatay £135 milyan oo ahayd lacag la hubo oo dhammeystiran.
City ayaa markaas ku hanjabtay inay ka baxdo wadahadalka, balse ugu dambayn labada kooxood waxay gaareen heshiis dhex-dhexaad ah oo dhan £125 milyan. 💙🔥
👉 Taas waxay ka dhigan tahay in qiimihii h**e ee Chelsea ay dalbatay laga soo dejiyey £135m → £125m.
Waana qiimaha saxda ah ee lagu heshiiyay qiimahaasi waana heshiis dhamaaday iminka Enzo to City
01/09/2026
Cityzens, Ma taqaaniin naanaysta Iliman Ndiaye? 👀🩵
Waxaa loo yaqaan “Skilliman” — naanaystaas waxay ka timid isku darka Skill iyo Iliman, iyadoo naanaystaasi si toosa uga timi xirfaddiisa cajiibka ah, dribbling-kiisa iyo sida uu ciyaartoyda uga dhex baxo. 🔥⚽️
Hadda Skilliman waa Cityzen! Ma sugi karno kulankiisa koowaad!🩵🔥
Muuqaal h**e: Muuqaalkan waxaan ka diyaariyay suuqa Manchester City xili shaki wayn jiray oo aan saxiixyada iminka ay City soo dhamaysay aanay wali soo dhamayn sidoo kale ciyaartoy badan oo muhiim ah ay kooxda ka baxeen!😎
FG: Muhiimada Muuqaalka: " Macalin Enzo waxaa la siin doonaa Squad 10x Toban jibaar ka awood badan midkii macalinkii h**e ee Pep haystay".
Berri waxaan sidoo kale ka samayn doonaa muuqaal kale saxiixyada City soo dhamaysay iyo waxa laga filan karo!!.
🩵🤝🤞🔥
28/08/2026
Vision + Passing + Stamina= Elliot 🐐
What a Player🔥
Ninkii odayga ahaa ee Ruben Dias waxba yaynaan ka sugin haduu sidan kusii socdo!.
Waa ninka ugu badan ee possession kiisa lumiyay in ka badan ciyaar yahan kasta oo garoonka ku jiray ama soo galay!
Thats very Disappointingly poor display.
23/08/2026
Every Game sidan kuma baxsan kartid adigoo advantage Home ah haystay, fadlan shaxdan iga hagaaji!.
Badalkii ayaa ciyaarta badalay balse City suuqa waa in ay da dajiso!.
Nico Gonsalez lahama kaftami karo!