26/08/2026
Brighton&Liverpool oo is fahmi waayay, Enzo oo cadeeyay mowqifkiisa City, Utd oo doonatay daafac
Brighton&Liverpool oo is fahmi waayay, Enzo oo cadeeyay mowqifkiisa City, Utd oo doonatay daafac
FADLAN SUBSCRIBE DHEH CHENAL Keyga Hadaa Ku Cusub Tahay Like Igu D...
25/08/2026
Bruno oo ku guulaystay PFA, cimaamadana ku tuuray Arsenal, Chelsea raga suuqa u qaabilsan wax halaga
Bruno oo ku guulaystay PFA, cimaamadana ku tuuray Arsenal, Chelsea raga suuqa u qaabilsan wax halaga
FADLAN SUBSCRIBE DHEH CHENAL Keyga Hadaa Ku Cusub Tahay Like Igu D...
25/08/2026
2025/26 BRUNO FERNANDES!
🏆 Premier League Player of the Season
🏆 Man Utd Player of the Season
🏆 FWA Footballer of the Year
🏆 PFA Players’ Player of the Year
Wixii abaal marin shaqsiyeed ahaa ee ugu waaweyn Bruno ayaa magaciisa lagu qoray.
•Premier League ayaa aqoonsatay.
•Manchester United ayaa aqoonsatay.
•Qorayaasha kubadda cagta ayaa kaqoonsaday. •Ciyaartoydii xitaa cimaamada wee ku tuureen
Balse qaar ka mid ah kuwa kooxdan nala taageero waxay aaminsan yihiin dhibka kooxda in uu Bruno yahay!🥸
25/08/2026
11 kii ciaar yahan ugu fiicnaa horyaalka Premier league xagaagi horre.
25/08/2026
Rasmi: Nico O'Reilly ayaa loo doortay da'yarka ugu fiicnaa horyaalka Premier League 2025/26
25/08/2026
Bruno Fernandes: " Codkeyga waxaan siiyay ciyaar yahan Arsenal u ciyaaro mana kuu sheegaayi qofka uu yahay."
Arsenal koox aad u xoog badan, aadna u adag in lala ciyaaro. Waxay mudan yihiin ixtiraam badan marka loo fiiriyo waxa ay ka sameeyeen Premier League, iyo sidoo kale Yurub.”
25/08/2026
Liverpool oo dalab culus miiska saartay, Barcola oo fariin u diray kooxaha kale,Scholes oo ku dhagan
Liverpool oo dalab culus miiska saartay, Barcola oo fariin u diray kooxaha kale,Scholes oo ku dhagan
FADLAN SUBSCRIBE DHEH CHENAL Keyga Hadaa Ku Cusub Tahay Like Igu D...