mar hadaad thy garsoor ku dadaal dacadnimada marnaba yayna galin qalbigaga iyo niyadadad nin jeclaysi wllka hooyo haba ku jiree aduu dooni labada koox ee lugu aminay u kala cadalad fal Ilahay baa cadilee
gaajesnow sidaad rabto u bahanow lkn waliga cadalad ahaw wan ogahay bila adanku ma wada saxno lkn intaad awoodo isku day
Khadar hassen Adhee
DDS REFEREE
SOMALI REFEREE
12/07/2026
Best referee in the world 🌍
11/07/2026
Alxamdulillaah, Ilaahay ayaa igu guuleeyay inaan si hufan oo qurux badan u dhex-dhexaadiyo kulankii k**a dambaysta ahaa ee u dhexeeyay Gobollada Sitti iyo Shabeelle. Mahad oo dhan Eebbe ayay u sugnaatay, waana sharaf weyn inaan qayb ka noqdo ciyaar taariikhi ah. 🤍⚽️
23/08/2025
Referee walba Hamigisa Ilah ha u sahlo lkn Waxa uu ku Gaari karaa
Allah in uu Kaalmo weydisto.
In uu dadaalo Naftisana waqti Galiyo.
Iyo In uu Daacad ahaado Xili walba iyo Xaalad walba dadkana u cadalad falo asaga oo aan u eegin Qofkan ban aqan ama midkan ba Raali ahansho ka rabaa
Duhur Wanagsan Asxabta
02/06/2025
Jigjiga stadium
01/03/2025
RAMADAN MUBARAK
🌙Waxaan umada Muslimiinta ugu bishaaraynayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan ee sanadka 1446 H.J,
🌙Waxaanan Allaha SWT ka baryaya inuu inaga yeelo kuwii caafimaad qab iyo acmaal suuban ku dhamaysta bishan barakaysan kuwo kale oo badana caafimaad qab inagu wado gaarsiiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
10/06/2024
Ciyaaryahan kastaa waxa uu xaq u leeyahay in uu booskiisa ka ciyaaro meel kasta oo ka mid ah garoonka ciyaarta,ciyaartoyduna inta badan waxa ay jidhkooda u adeegsadaan in ay gaashaanka ku dhigaan kubada meel u dhaw aagga geesaha si ay uga hortagaan in qofka ka soo horjeeda uu soo galo ama ciyaaro kubada.
GOORMA LA OGGOLAA?
➡ Kubadu waxay u jirtaa masaafada cayaartoyga gaashaamiyaha , tusaale ahaan cayaaryahanku wuxuu taaban karaa kubbadda haddii ay fidiyaan cagtooda/lugtooda ama ay boodaan
➡ Ciyaartoyga 'gaashanka' waxa laga yaabaa inuu si cadaalad ah u dalaco ka soo horjeeda (garabka-garabka)
Kubbada oo loo difaaco habkan waa xeelad sharci ah, marka garsooraha ayaa ogolaada in ciyaarta ay sii socoto.
LAMA OGOLA MARKAY:
➡ Kubadu k**a jirto masaafada ciyaarta ee ciyaaryahan iyo/ama
➡ ka soo horjeeda waxa lagu hayaa gacanta(yada)
Haddii ciyaaryahan uu si aan cadaalad ahayn u isticmaalo jirkiisa si uu u xannibo, u xannibo, u yareeyo qofka ka soo horjeeda (ama u dhaqaaqo jidkiisa si uu u carqaladeeyo horumarka ka soo horjeeda), garsooraha wuxuu bixiyaa:
➡ laad xor ah oo toos ah haddii uu jiro xiriir lala yeesho qofka kaa soo horjeeda
➡ laad xor ah oo aan toos ahayn haddii aanu jirin xidhiidh
Wax an wada barano ceeb maaha 🙎
03/06/2024
Hard work 🙏
29/05/2024
Our league
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Jijiga