25/05/2024
Bari iyo kulenkeeni ugu Horeyey ee aan la dheeli doono Gobolka dhawa
GuuL soo wada qora dhanka comments ka
Follow dheh
Like dheh
Share dheh
25/05/2024
Bari iyo kulenkeeni ugu Horeyey ee aan la dheeli doono Gobolka dhawa
GuuL soo wada qora dhanka comments ka
25/05/2024
Ku Guleyso 500 birr kulanka ugu Horeyo ee Gobolada DDS kooxo kala ah Gobolka Qoraxay VS Gobolka Libaan
Shurudaha iska sax
Share dheh
Follow Nasoo dheh
Like saar
24/05/2024
Ma jiri d Ciyaryahan kale oo LaLa soo Wareegi karo
Waxa ugu Dambeyso 4:50 pm
24/05/2024
War cusub
Tababare ku xigeenka sanadkan NAZIR JAMAC OMAR
Waa wiilka labo sano oo xidhidh ah na ku Guleystey koobka degmooyinka Gobolka sitti semi final na Geyey koobka Degmooyinka Gobolada oo markiisii ugu Horeysey ka soo Muuqdey Gobolada DDS
MXA U RAJEYNEYSAA COUCH 2AAD FIKIRKAAGA QAYBTA COMMENTS
24/05/2024
Makhtal oo ka ciyara horyaalka Heerka kowaad ee Dalka Djibouti 🇩🇯 Gaar ahaan kooxda kubada cagta SDC Group Labadii Sano ee ugu Dambeyseyna u Ciyarey Gobolka sitti ayaa ka soo Muuqday markiisii sadexaad ee Gobolka sitti
Mxa u rajeyneysaa Makhtal Fikirkaaga qaybta comments
24/05/2024
Xidiga kooxda kubada cagta Hormood ee ka dheesha Horyaalka dire dawa. Oo Loo Garan og Yahay Naano Jr ayaa isagna matali doono xulkiisa Gobolka sitti
Mxa u rajeyneysaa. Fikirkaaga qaybta comments
24/05/2024
Da Yarka deg. Hadhigala sanadkan degmooyinkii Gobolada la soo Hantey deg. Raaso sanadkana wacdaraha ka dhigay degmooyinka Gobolka sitti
Ayaa Manta Qayb ka Noqdey u ciyarista Gobolkiisa sitti
Mxa u Rajeynaysaa. Fikirkaaga qaybta Comments
24/05/2024
Macalinka Gobolka sitti. Iyo Saxibadiisa oo iyagna kala Hogaaminayo Gobolada afdheer iyo Qoraxay
Ma kula tahay sadexdaas macalin in ay labo kamida ay gaadhi donaan K**a dambeysta tartanka ee finally
24/05/2024
Sanadkan 2016 (2024) waa kee Gobolka aad is leedahay waa guulaystaha tartanka
Gobolada
gobolka sitti
24/05/2024
Qasim Omar oo ka Ciyaara Horyaalka Heerka 1aad ee Dalka Djabouti Gaar ahaan Kooxda kubadda Cagta Gendermare ayaa kasoo dhex muuqan doona Xulka Gobalka Sitti.
Difaacan Mayalka adag ayaa ka mida kuwa ugu wanagsan ee ka Ciyaarta Horyaalka Dalka DJabouti.