Coach Ayderus Hassen Edris

Coach Ayderus Hassen Edris

Share

to find young people who love sports

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 30/08/2026

Top sports Jigjiga

29/08/2026

Top Sports Jigjiga.Ethiopia

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 22/08/2026

🎙️ Anigoo ku hadlaya codka dhalinyarada caasimadda, waxaan dowladda ka codsanaynaa in la sameeyo lana soo celiyo garoomadii ciyaaraha ee h**e, si dhalinyaradu u hesho goobo ay hibadooda iyo kartidooda ku soo bandhigaan. ⚽️

Waxaan si gaar ah u codsanaynaa in la dayactiro oo dib loo hawlgeliyo garoomada ay ka mid yihiin Jigjiga High School, TTC, Ahmed Guray, Waanow iyo Sheekh Cabdisalaan, lana geliyo cagaf-cagaf si loogu diyaariyo ciyaaraha.

👉 Dhalinyaradu garoomo ayay u baahan yihiin, garoomaduna waa mustaqbalka dhalinyarada.

18/08/2026

Top sports Jigjiga Ethiopia

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 16/08/2026

Alx waxaa maanta ii soo idlaaday wareegii labaad ee tababarka CAF LICENSE oo ka socday Magalada dire dawa ishaa allag wareega 3 ee dhamaadka
Allaha igu simo

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 13/08/2026

waa maalintii 4-aad ee CAF C Licence Coaching Course-ka, waxaana lagu wadaa Dire Dawa, Ethiopia.

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 09/08/2026

Inkastoyn dharaar adag
Dhalinyaro u nahay wali
Qof u dhabar adaygoo
Dhaxal reebi kara noqo

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 08/08/2026

Tababarkii CAf C License
Aan ku diyaarinyay alx

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 03/08/2026

Kusoo dhawoow caasimada umada soomaaliyeed ee jigjiga

Photos from Coach Ayderus Hassen Edris's post 01/08/2026

⚽ Ku soo dhawoow Midnimo Football Academy!

Halka hibada la ogaado, lagu kobciyo, laguna gaadhsiiyo heer sare.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Addis Ababa
01