11/05/2026
๐ฅน
โฆ๏ธ๐ค halkan wax ka heli dontaa wararkii ugu danbeyay kooxda -tabinta ciyaarta -taariikho h**e ku so dhawada pagekan RM somali gacmo furan.
waxad ka heleysin wararka ku sabsan real madrid , transfer news. pagekan wa page kaliya somali rmd fans ledahay. wana best page in fb
Description
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ โโ
โโ
โโ
โโ
โโ
โโ
โโ
โโ
โโ
โโ
โโ
โ โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
11/05/2026
๐ฅน
10/05/2026
Roberto Carlos ๐ค
10/05/2026
Habeen wanaagsan
Well come back shpyal๐ค๐ฅ
18/04/2025
Thibaut Courtois ayaa weerar afka ku qaday macalin Carlo Ancelotti isagoo shegay in kooxdu ubaahantahy isku dheeli tirnaan dhanka taticska io ISku xirnaan oo aysan kooxdu marwalba ku tiirsanan karin bandhig shakhsiyadeedka playerinta werarka
โMacquul ma,aha inaa marwalba sugno in afarta wiil ee weerarka inay mar walba ka dhex baxaan saddex ciyaaryahan kana dhaliyaan gool mucjiso ah.โ
Courtois wuxuu muujinayaa in kooxda aysan ku tiirsanaan karin oo keliya weeraryahanada inay sameeyaan waxyaabo mucjiso ah si ay u guuleystaan. Wuxuu doonayaa in kooxda oo dhan si isku dheelli tiran u ciyaarto, isla markaana aysan ku fakarin in weerarka keligood wax walba qabanayaan. Waa dhaleeceyn dhanka ciyaarta iyo qorshaha guud ee kooxda ah.
hadalka cabqariga rer belguim ayaa kuso adaya warar ilaa shalay isaso tarayey ee shegayey in macalin carlo is casilayo Finalka copa delerey kadib oona sugaynba inta kadhiman seasonka
maxay kula muqata adiga!?
w/Q Jama Mohamed Ali
11/02/2025
Ciyaaryahan udhashay England ๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ
Ayaa goal ka dhaliyey koox ka dhisan England
Waliba asagoo jooga wadankisii England
His name is Jude William Victor Bellingham
Stay Humble eh๐๐
Samaara Ina Shariif
11/02/2025
Talk to me now!!?๐๐๐ค๐ฅ
Who is crying now?๐ญ๐๐
09/01/2025
War yarku raganimo badana intuu noga maqnaa๐๐๐ฅ
yarkii is walayey ee maffeo khamarji baa helah markii goalka 3aad Realmadrid dhalisay inta loo tagay ba layiri abo hanagu dhimane is daji maxa isu walaysa๐๐shumisna walogu daray mcn hoo icun๐๐๐
05/01/2025
Ka hor semi-finalka Spanish Super Cup ee lagu balansanyahy inuu dhaco habenimada isniinta u dhexeeya Realmadrid io R.malorca daafaca malorca ee Maffeo oo wax laga waydiyey khilaafka io dagaalka ka dhex dhaca isaga io Vinicius Jr mar walba ayaa yiri "waxan raba inaan laciyaaro isaga Ciyaar feer ah"
"Waxaan u maleynayaa inaan guuleysan doono, wax shaki ah k**a qabo, waxaan ku baabi'in doonaa 10 ilbiriqsi gudahood."๐๐๐
yarkaasi waa kharaaray wllhi feer halay balamiyo kulahaa musow isdaji๐๐๐
03/01/2025
what aplayer jude๐ฅต๐ฅ๐ค
wuxuu khasariyey Rigore balse Ralmadrid oo goal lagu leyahy Red card lasjyey ayuu goalka barejada cawiyey kan gushana dhaliyey๐ฅ๐ค
Camback ugu h**eyey2025 wa iskenay kuwo badan baa sugaynaaa๐ฅ๐๐ฉธ๐ค
| Lunes | 09:00 - 17:00 |
| Martes | 09:00 - 17:00 |
| Miรฉrcoles | 09:00 - 17:00 |
| Jueves | 09:00 - 17:00 |
| Viernes | 09:00 - 17:00 |