Barcelona Somali Fans

Barcelona Somali Fans

Compartir

Ku Soo Dhawoow Barcelona Somali Fans 🙌

Barcelona More Than a Club! 🔵🔴
Barcelona Mes Que Un Club! 🔵🔴

29/08/2026

🚨🗣️ Fabrizio Romano: “Wararka sheegaya heshiis is-weydaarsi ah oo u dhexeeya Balde iyo Dimarco gabi ahaanba run ma aha.” ❌

Photos from Barcelona Somali Fans's post 29/08/2026

🚨Barcelona iyo Inter Milan ayaa ku jira wada-hadallo.

Barcelona waxay doonaysaa Federico Dimarco iyadoo u bandhigaysa Alejandro Balde inuu qayb ka noqdo heshiiska is-weydaarsiga.

Barça waxay sidoo kale diyaar u tahay inay lacag dheeraad ah bixiso si heshiiska loo dhammeystiro.

Inter ilaa hadda ma aysan oggolaan heshiiskan.

Wadahadalladu way socdaan… 👀🔥

[SPORT]

29/08/2026

🚨RASMI: Barcelona iyo Real Sociedad ayaa heshiis ka gaaray saxiixa Héctor Fort. ✅️

29/08/2026

Lamine Yamal ⭐️🔥

29/08/2026

Xavi Espart ayaa arkay Cancelo oo garoonka soo galaya, wuxuuna u malaynayay in Flick uu isaga beddelayo. Laakiin ma uusan ogeyn in bandhigiisa lagu raxaysanayo oo khadka dhexe la sii gaynayo. 😅

29/08/2026

Camp Nou fans & Raphinha 💙❤️

29/08/2026

Horta ma ila aragteen maaliyaddan quruxdeed mise aniga un ayaa iska caashaqay! Kk 😄

Follow dhaha pagekan saxibayaal

Aad ayaan ula dhacay quruxda funaanadda koowaad Barcelona ee xilli ciyaareedkan. 💙❤️🔥

Imisa ayaa ku qiimayn laheed 1/10?

29/08/2026

®️1⃣1⃣🇧🇷

29/08/2026

October ⏳

29/08/2026

🚨 RASMI: Kulamada Barcelona ee Champions League-ga:

🇳🇱 9 Sebtembar 2026 — 🆚 Feyenoord 🏠
🇹🇷 13 October 2026 — 🆚 Galatasaray ✈️
🇫🇷 20 October 2026 — 🆚 PSG ✈️
🇬🇧 3 November 2026 - 🆚 Aston Villa 🏠
🇦🇿 25 November 2026 - 🆚 Sabah FC ✈️
🇬🇧 8 December 2026 - 🆚 Manchester City 🏠
🇵🇹 20 January 2027 - 🆚 Sporting Lisbon ✈️
🇮🇹 27 January 2027 - 🆚 Como 1907 🏠

4 kulan guriga + 4 kulan bannaanka. 🔥🔵🔴

¿Quieres que tu empresa sea el Gimnasio mas cotizado en Barcelona?

Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.

Localización

Categoría

Página web

Dirección


Barcelona