Somali Week Summer Cup

Somali Week Summer Cup

Teilen

Somalische Woche Sommerpokal Deutschland 🇩🇪⚽🇸🇴
Das Turnier findet jedes Jahr von Juni bis Juli statt, und dies ist die 2.

Ausgabe 2026 des interregionalen Turniers der somalischen Gemeinschaft, das Teams aus ganz Deutschland zusammenbringt.

28/08/2026

🏆 SOMALI WEEK NIGHT AWARDS
🇩🇪 GERMANY 2026

⭐ NIDAAMKA CODEYNTA BEST XI

Doorashada BEST XI – SOMALI WEEK NIGHT AWARDS GERMANY 2026 waxay ku salaysnaan doontaa nidaam isku daraya codka taageerayaasha iyo qiimeynta Guddiga Farsamada.

Natiijada k**a dambaysta ah waxay noqonaysaa 100%, waxaana loo qaybinayaa:

📱 CODKA TAAGEERAYAASHA – 30%

Taageerayaashu waxay codkooda ku dhiibanayaan baraha bulshada.

Position kasta si gaar ah ayaa loogu codeynayaa, taageere kastana wuxuu boos kasta ka dooran karaa hal ciyaaryahan oo keliya.

⚽ GUDDIGA FARSAMADA IYO GARSOORKA– 70%

Guddiga Farsamadu Iyo Garsoorka wuxuu ciyaartoyda ku qiimeynayaa nidaam 100 dhibcood ah, iyadoo la eegayo:

• Statistics-ka ciyaaryahanka
• Performance-ka tartanka
• Consistency-ga
• Discipline-ka iyo akhlaaqda wanaagsan
• Sida uu u gutay shaqada position-kiisa

📱 SHURUUDAHA CODKA TAAGEERAYAASHA

1️⃣ Waxaa loo codeyn karaa oo keliya ciyaartoyda ka tirsan 16-ka kooxood ee ciyaaray Round of 16.

2️⃣ Ciyaaryahan waxaa loogu codeyn karaa oo keliya position-kii uu tartanka ka ciyaaray.

3️⃣ Position kasta wuxuu yeelanayaa musharraxiin u gaar ah.

4️⃣ Hal taageere wuxuu position kasta ka dooran karaa hal ciyaaryahan oo keliya.

5️⃣ Waxaa la aqbalayaa oo keliya codadka la dhiibtay muddada rasmiga ah ee codbixinta.

6️⃣ Cod aan waafaqsanayn shuruudaha waa EBER (0).
Tusaale ahaan, haddii aad soo qorto ciyaaryahan aan ka tirsanayn kooxihii gaaray Round of 16 ama aad ciyaaryahan u codeyso position uusan tartanka ka ciyaarin, codkaasi lama xisaabin doono.

7️⃣ SIDEE LOO CODEYNAYAA?

Codkaaga si toos ah ugu qor Comment-ka, adigoo raacaya qaabkan:

1. Magaca ciyaaryahanka
2. Lambarka funaanaddiisa
3. Magaca kooxda uu ka tirsan yahay
4. Sabab kooban oo aad ugu dooratay inuu yahay ciyaaryahanka ugu wanaagsan position-kaas

Tusaale:

Axmed Cali – #10 – Kooxda XYZ
Waxaan u doortay sababtoo ah wuxuu tartanka ku soo bandhigay qaab ciyaareed wanaagsan, joogteyn, dadaal iyo akhlaaq wanaagsan.

8️⃣ Marka codbixintu xiranto, cod kasta oo ka dambeeya waqtiga xiritaanka lama xisaabin doono.

9️⃣ Haddii laba ciyaaryahan ay isku natiijo noqdaan, Guddiga Farsamada ayaa kala saaraya, iyadoo lagu salaynayo performance-kooda guud ee tartanka.

🧮 TUSAALAHA XISAABTA

Haddii ciyaaryahan musharrax u ah Best Forward uu helo:

📱 Taageerayaasha: 80/100
80 × 30% = 24 dhibcood

⚽ Guddiga Farsamada Iyo Garsoorka: 90/100
90 × 70% = 63 dhibcood

🏆 Natiijada k**a dambaysta ah:
24 + 63 = 87/100

Sidaas darteed, taageerayaashu waxay leeyihiin 30% codka k**a dambaysta ah, halka Guddiga Farsamadu iyo Garsoorka leeyahay 70%, si ciyaaryahanka ku guuleysanaya loo xaqiijiyo inuu mudnaantiisa ku kasbaday waxqabadkiisa garoonka, statistics-kiisa, joogteyntiisa iyo akhlaaqdiisa wanaagsan.

📅 CODBIXINTU WAXAY XIRMAYSAA: 30/09/2026

🏆 YAA MUDAN INUU KA MID NOQDO BEST XI?

👇 Dooro xiddiga aad u aragto inuu tartanka kaga dhex muuqday qaab ciyaareed heer sare ah iyo akhlaaq wanaagsan.

⚽ CODKAAGA DHIIB – XIDDIGAAGA TAAGEER!
🇸🇴 SOMALI WEEK NIGHT AWARDS – GERMANY 2026 🇩🇪

27/08/2026

Semi–Finals

27/08/2026

🏆 SOMALI WEEK NIGHT AWARDS 2026 🏆
📅 October 2026 | Germany 🇩🇪

✨ Somali Week Germany Awards Ceremony ✨

We are proud to host the Somali Week Night Awards, honoring and recognizing all individuals who are deserving of an award for their participation and contribution to the Somali Week Summer Cup.

🏆 The awards will recognize individuals who have made a valuable contribution to the tournament and helped make Somali Week Summer Cup a success.

🌟 Somali Week — Unity, Sports & Progress 🌟

October 2026 – Germany 🇩🇪

A special evening dedicated to celebrating and honoring the individuals who deserve recognition!

Photos from Somali Week Summer Cup's post 23/08/2026

⚽🇸🇴🇩🇪 SOMALI WEEK SUMMER CUP
SEMI-FINALS

Shalay oo taariikhdu ahayd 22.08.2026, magaalada Bonn waxaa ka dhacay kulan adag oo xiiso badan, kaas oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha Som Worms, oo ka socota gobolka Rheinland-Pfalz, iyo Som Hagen, oo ka socota gobolka Nordrhein-Westfalen (NRW).

Kulankaas waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa macallimiin, madax iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan bahda ciyaaraha Soomaalida Jarmalka, kuwaas oo ka kala yimid gobollo kala duwan oo dalka Jarmalka ah.

🤝 CIYAARUHU WAA MIDNIMO, WADAJIR IYO IS-DHEXGAL

Aad ayaan ugu faraxsanahay in dadaalkii aan muddada gelinaynay horumarinta iyo hirgelinta ciyaaraha Soomaalida Jarmalka uu maanta marayo heer wanaagsan.

Ujeeddada ugu weyn ee ciyaarahan ma aha oo keliya tartan iyo guul, balse waa in bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Jarmalka la isu keeno, gaar ahaan dhalinyarada, lana xoojiyo midnimada, walaaltinimada, is-dhexgalka iyo is-barashada jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku kala nool gobollada dalka Jarmalka.

Alxamdulillaah, tartanka oo ay guud ahaan kasoo qaybgaleen 32 kooxood ayaa hadda soo gaaray heerka Semi-Finals-ka.

Afarta kooxood ee usoo gudbay Semi-Finals-ka waa:

Som Hamburg
Som Aschaffenburg — Bayern
Som Mainz — Rheinland-Pfalz
Som Hagen — NRW

ISKU AADKA SEMI-FINALS-KA

Som Mainz 🆚 Som Aschaffenburg

Som Hagen 🆚 Som Hamburg

Waxaan guul iyo ciyaar wanaagsan u rajaynayaa dhammaan afarta kooxood ee soo gaaray Semi-Finals-ka.

Sidoo kale, waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa dhammaan 32-kii kooxood ee kasoo qaybgalay tartankan. Koox kasta, ciyaaryahan kasta, macallin kasta, masuul kasta iyo dhammaan taageerayaashii qaybta ka qaatay waxay door muhiim ah ku leeyihiin horumarka ciyaaraha Soomaalida Jarmalka.

Waxaan rajaynayaa in ciyaarahani sii noqdaan buundo isku xirta Soomaalida ku nool guud ahaan dalka Jarmalka, jiilasha soo korayana ay ka helaan meel ay ku muujiyaan kartidooda, ku dhistaan saaxiibtinimo, kuna xoojiyaan wadajirka bulshada.

Ciyaaruhu waa Midnimo 🤝
Ciyaaruhu waa Wadajir ❤️
Ciyaaruhu waa Is-dhexgal 🇸🇴🇩🇪

🏆⚽ Guul dhammaan kooxaha Semi-Finals-ka!

11/08/2026

🇸🇴🇩🇪 Somali Sports Community in Germany Stands With Omar Artan ❤️⚽

The Somali Sports Community in Germany sends a warm message of solidarity, respect, and support to Somali international referee Omar Abdulkadir Artan during this difficult chapter of his career.

After years of dedication, sacrifice, and hard work, Omar earned his place on football’s biggest stage. Being unable to officiate at the 2026 FIFA World Cup after being denied entry to the United States, despite holding a valid visa, was a heartbreaking setback.

💬 “It was very tough…”

Omar, your achievements and dedication continue to make the Somali community proud. This difficult moment cannot take away everything you have accomplished or the inspiration you have given to the next generation of Somali referees and athletes.

🤝 The Somali Sports Community in Germany stands beside you, Omar Artan.

🇸🇴 Somalia is proud of you.
🇩🇪 Your Somali community in Germany welcomes and supports you.
❤️ Keep your head high and continue inspiring the next generation.

Together in sport. Together as a community.

20/07/2026

Natiijada Kulamadii La cayaaray Sabti 18/6/2026.

17/07/2026

The light Frankfurt VS Som Nurenberg
🏟️Aschafenbrug
Samstag
18/6/2026
15:00Hrs

17/07/2026

Som Stuttgart VS Som Koln
🏟️Aschafenbrug
Samstag
18/6/2026
17:00Hrs

12/07/2026

Spielbericht: Somali Summer Cup Germany 2026 – Achtelfinale

Am Samstag, den 11. Juli 2026, wurden die Achtelfinalspiele des Somali Summer Cup Germany 2026 ausgetragen. Acht (8) Mannschaften kämpften um den Einzug ins Viertelfinale. Nach spannenden Begegnungen konnten sich vier (4) Teams für die nächste Runde qualifizieren.

Spielergebnisse:

* Som Aschaffenburg 7:0 Som Kassel Stars
* Som Mainz 1:1 Som Dortmund (Dortmund gewann das Elfmeterschießen mit 4:2)
* Som Bad Kreuznach 3:7 Som Worms
* Som Hamburg 3:1 Som Berlin

Für das Viertelfinale qualifiziert:

* ✅ Som Aschaffenburg
* ✅ Som Dortmund
* ✅ Som Worms
* ✅ Som Hamburg

Herzlichen Glückwunsch an alle Mannschaften, die sich für das Viertelfinale qualifiziert haben. Die Fans dürfen sich auf weitere spannende Spiele beim Somali Summer Cup Germany 2026 freuen.

10/07/2026

Somali Week Summer Cup Germany

Speilplan Round Of 16 Games,Quater-finals Games,Semi-Final Games and Final.

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Fitness-Studio in Frankfurt machen?

Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Lage

Kategorie

Webseite

Adresse


Frankfurt