Arsenal FC Somali Fans

Arsenal FC Somali Fans

Teilen

Welcome to the ARSENAL FC SOMALI FANSβšͺοΈπŸ”΄β€οΈ.

☾︎Bismillah☽︎

οΏ½Marka h**e kusoo dhawoow boga taageerayasha gunners ee ku baxa afka soomaaliga

οΏ½Hel warbixinno la hubo xigashana leh laguna kalsoonaan karo, waxaa halkaan diyaar ku ah adminno fara fudud kuwaas oo har iyo habeen diyaar la ah qancinta taageerayasha ayagoo daqiiqad walba jecel inay soo gudbiyaan warar sax ah.

☟︎︎︎Kala soco halkaan.

βžͺWararka kooxda.
βžͺBarnaamijyo xiisa Ieh.
βžͺArr

27/08/2026

Cashirkii qab-yada ahaay hadda ayaa si fiican loo dhameystiraa..

Can’t wait 😜🀝❀️

27/08/2026

βšͺοΈπŸ”΄πŸš¨Waa arsenal kooxaha ay ku wajihi doonto champions league.

Let’s go arsenal 🀝❀️❀️.

Mustaf

27/08/2026

βšͺοΈπŸ”΄πŸš¨πŸš¨ Arsenal ayaa aadi doonta Bayern Munich.

27/08/2026

🚨🚨🚨REALMADIRD ayaa imaan doonta emirates stadium.

27/08/2026

GOOD BYE GABBYπŸ’”πŸ’”πŸ₯²πŸ₯²

27/08/2026

πŸ”ΊπŸ”΄Cawada waxaa dhacaayo isku aad-ka champions league..

kooxdee jeclaan laheyd in aan isku aragno league phase-ka.

aniga ahan - kooxaha laliga ka ciyaaro madrid ama barca waliba away in aan noqono ayaan jeclaan lahaay..

Photos from Arsenal FC Somali Fans's post 27/08/2026

πŸ”΄βšͺXAALADA DHAAWACA...

- arteta ayaa sheegay in ezri konsa uu kooxda si fiican ula tababartay diyaar-na u yahay in uu kusoo bilowdo.

- Bruno ayaa kooxda la qaatay tababar buuxa laakiin waxa uu u badan yahay in la helo kulanka soo socdo.

intaas ka dib arteta ayaa ku daray in martinelli iyo jesus ay la tacaalayaan arimo shaq-si.

mustaf.

26/08/2026

βšͺοΈπŸ”΄πŸš¨ Wararka kaso baxaya gudaha Atletico Madrid ayaa sheegaya in arsenal iyo atletico ay qiimaha isku af garteen…!!

Let’s see πŸ‘€πŸ‘€

26/08/2026

βšͺοΈπŸ”΄ 𝗠𝗔𝗝𝗒π—₯ 𝗕π—₯π—˜π—”π—žπ—œπ—‘π—š MAJALADA [MARCA] ayaa shaaca ka qaaday in Alvarez uu hadda ku fikiraayo in u aqbalo dalabka arsenal ka dib warkii kasoo baxay Madaxda Atletico Madrid maanta.

Xigasho [Marca]

25/08/2026

The original trio who gave us hope.

Only one remaining πŸ’”

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Fitness-Studio in Frankfurt machen?

Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Lage

Kategorie

Telefon

Adresse


Schwalbengraben 118
Frankfurt
35576