21/12/2025
Dwal dagii yamal aas ku dawal dagay tagerisha valireal oo dhibayay
Halkaani ugu imaaw wararkii ugu Dambeeyay iyo wax walboo Kubada Cagta ku saabsan
21/12/2025
Dwal dagii yamal aas ku dawal dagay tagerisha valireal oo dhibayay
21/12/2025
Goool Barcelona yamal
21/12/2025
Red car Villarreal
Barcelona goool Raphinha
21/12/2025
Cawa waa la baasi donaa koobka Africa maxamed Salah markiisii ugu h**eysi xulkiisa ma qaadi doonaa kooba maxay kula tahay adiga?
21/12/2025
WAR DEGDEG AH: Girona iyo Aston Villa ayaa wacay Barcelona si ay u la saxiixdaan TER STEGEN hadda, sida ay sheegtay Mundo Deportivo! 💣🇩🇪
Maxaa sameyn lahed hadaa adiga Barcelona tahay ma ii ban lahed mise waa haysan lahed? Fagirkada
21/12/2025
Vinicius hadda wuxuu marayaa 17 kulan oo isku xigta isagoo aan wax gool ah dhalin
21/12/2025
Christensen ayaa dhawac ku seegi doona kulanka cawada Barcelona
21/12/2025
Ronaldo ayaa lasoo wada qabty
Goolashii premier league halland ayaa xalay dhaafay
Goolashii Real Madrid loo dhaliyay xalay mbappe ayaa ka barabareyay
59 gool ayay dhaliyeen
Waa Goolashii ugu badnay sanad gudahiisa dhaliyo ciyariyan ka tirsan Real Madrid
Taarikhda ebad
21/12/2025
Farriinta Jude Bellingham:
“2026, si hubaal ah waa inaan si ka wanaagsan sidii sanadkii h**e sameynaa