Faysal Qoobey

Faysal Qoobey Kala soco wararka ciyaaraha kuwii ugu dambeeyey, Falaaqeen ku saleysan aqoon iyo waayo aragnimo sports ah, fadlan comments, share.

like,fallow mahadsanidiin asxaabta dhamaantiin.

30/09/2026

Pep knows 😁😁🙄

City yariisey 115 dembi oo lagu soo oogay wxaa lagu helay 114 dembi . Wxaa macquul ah in dhibco laga jaro, seria B loo c...
25/09/2026

City yariisey 115 dembi oo lagu soo oogay wxaa lagu helay 114 dembi .
Wxaa macquul ah in dhibco laga jaro, seria B loo celiyo iyo horyaalo laga qaado ... Koley anaga 3 horyaal aa ku leenahay

Fc koorno luuq meshaan lagu heesta cadi aa loobaarana goolyaha Brighton fanaanada uu wato nuucee wye taageere Arsenal🤣🤣🤣
19/09/2026

Fc koorno luuq meshaan lagu heesta cadi aa loobaarana goolyaha Brighton fanaanada uu wato nuucee wye taageere Arsenal🤣🤣🤣

afartaan jota cml gaariga muu larogmo waaba nadhibeen damiinada
17/09/2026

afartaan jota cml gaariga muu larogmo waaba nadhibeen damiinada

horyaalka aa daryeel naga rabay caawa nafahma cml🤣🤣
13/09/2026

horyaalka aa daryeel naga rabay caawa nafahma cml🤣🤣

fc taraq iyo bugleey glbta maxa helay tollow🤣🤣 warkaas aa imaraayo aniga🤣
12/09/2026

fc taraq iyo bugleey glbta maxa helay tollow🤣🤣 warkaas aa imaraayo aniga🤣

Habeenka Champions league ❌️🙅‍♂️ habeenka Carabao cup walee Chelsea cuqubaa ku dhacday
09/09/2026

Habeenka Champions league ❌️🙅‍♂️ habeenka Carabao cup walee Chelsea cuqubaa ku dhacday

sanadkan chelsea waa ufadhisaa wareerka Arsenal sunday waloo baqaa walee
03/09/2026

sanadkan chelsea waa ufadhisaa wareerka
Arsenal sunday waloo baqaa walee

🔴 Qadka dhexe Manchester United: £148 million ! 💰🔵 Qadka dhexe Manchester City: £327 million ! 💰• kulanka Manchester der...
02/09/2026

🔴 Qadka dhexe Manchester United: £148 million ! 💰

🔵 Qadka dhexe Manchester City: £327 million ! 💰

• kulanka Manchester derby yaa ku leh qadka dhexe 🤔🔥

Adresse

Jamaal Abdinasir Street , Mogadishu
Democratic Republic Of The

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Faysal Qoobey publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Faysal Qoobey:

Raccourcis

Partager

Type