Umadda Kaliya ee tiin beerata ee tufaax doonaysaan Nahay ! 😭🫵
Xalka Bulshadeena Hal & Laba Sheeg
Coach Ayanle Aysar
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Coach Ayanle Aysar, Rajshahi Division.
Certified Life Coach | CEO of Dedaal Academy | Leadership & Human Development Trainer | Public Speaker | Event Organizer | 20M+ Digital Impressions | 150K+ Community Across Social Media || Follow Me 🙏🏻
Qiso saaxiibtimida dhabta ah waa tan oo Kale !
Ku dhamaan qalin-Jabiyayaasha Sanadkan Kusoo dhawaada Nolol aan la qishi Karin !
Meesha aad Joogtid ayaa samaysa qiimahaaga—Garo qiimahaaga 🫵🙏🏻
Qayrkeen weeyaan—Madaxda soomaalidu inay inaga shaqaystaan bay u yimaadaan Inay inoo shaqeeyaan Ma rabaan 😭
Dad badan Natiijada uunbay arkayaan—Laakiin ma oga Dhibaatada laga soo maray Natiijadaan🤐🙏🏻
Cashar Bilaasha oo Muhiim ah 🫵🙏🏻
Lacag in aad Samaysaa Waa Muhiim !
22/08/2026
Hadii noloshaada dhibaato ku haysato mudnaanta koobaad ka dhigo in aad lacag Samaysid oo aad u shaqaysid—Lacagtu waxay yaraysaa dhibaatooyinkeena. waad igu raaci kartaa iguna diidi kartaa doodbaana kaaga furan.
Bugaagtan akhriso Inta aanu Sanadkan dhamaan 🫵
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Address
Rajshahi Division