zamzambowlax

zamzambowlax

Share

(فَاصْبِرْ صَبْرًا جَمِيلًا❤️)

HA OGOLAAN FASHILKA INUU JOOJIYO RIYADAADA✍🏻

REAL MADRID🤍👑

MANCHESTER UNITED ❤️👹

Photos from zamzambowlax's post 29/08/2026

🚨 WAR CUSUB: Sergio Martínez ayaa isla markiiba ku biiraya Real Madrid.

* Qandaraaskiisu wuxuu soconayaa ilaa 2030.
* Heshiiska wuxuu ku kacayaa €3 milyan.
* Waa 19 jir khad dhexe ah, kana yimid Racing Santander

Zamzam bowlax

29/08/2026

Shiiit waa iga fakteen lkn ganbarkeyga aad oo uxunyahay😡💔

Photos from zamzambowlax's post 29/08/2026

🚨José Mourinho wuxuu jecel yahay in Fede Valverde uu ka ciyaaro khadka dhexe (central midfielder).

Wuxuu aaminsan yahay in Fede booskaas uu yahay kan uu ugu waxtarka badan yahay🤍

Photos from zamzambowlax's post 29/08/2026

🚨 José Mourinho:

Jude Bellingham waa MID AAN LA MID AHAYN
Wax walba aad buu ugu fiican yahay: difaaca, ku guuleysiga dagaallada kubadda, abuurista fursadaha, kubadda wadista, gool dhalinta iyo hoggaaminta kooxda.

Jir ahaan, farsamo ahaan iyo maskax ahaanba waa ciyaaryahan heer sare ah.

Aad buu muhiim ugu yahay kooxdan.⚽️🤍

Zamzam bowlax

28/08/2026

Please iga aaamusa😁

28/08/2026

Real Madrid sawir maa rabtan inaad lagashaan😁

🇪🇸

27/08/2026

🚨Manchester United champions league isku aadka Sidee adiga u aragtaa adeeg mase jileec❤️

Photos from zamzambowlax's post 27/08/2026

REAL MADRID SANADKAAN WAA NOOLA FUDUDEEYAY CHAMPIONS LEAGUE🤍

HALAMADROD

Zamzam Bowlax 🇪🇸

Photos from zamzambowlax's post 27/08/2026

Carlos Baleba: “Sababta aan kooxdan u doortay? Waxaan u doortay Manchester United sababtoo ah waa kooxda ugu WEYN dunida🌎
aabbahay wuxuu iiyidhi, ‘Waxaad u ciyaari doontaa kooxda ugu weyn’. Ka dibna wuxuu iisheegay Manchester United🔴

Photos from zamzambowlax's post 27/08/2026

🚨Jose Mourinho
wuxuu u arkaa Bellingham inuu ka badan yahay xirfadle oo kaliya wuxuu u arkaa nin leh dabeecad dhab ah oo isku haya maskaxda iyo ciyaarta kooxda.
Marka uu caafimaad qobo, safka naadiga ee koowaad waa Jude Bellingham iyo 10 ciyaaryahan oo kale Inkastoo uusan xirnayn calaamada kabtanimada, wuxuu u dhaqmaa sida kabtan deggan oo ku hogaamiya tusaale, korna u qaada codkiisa marka ay kooxdu u baahan tahay

Zamzam Bowlax✍🏻

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Melbourne?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Melbourne, VIC