23/01/2026
BEST GOALKEEPER β
Ciyaaryahan SAQARE ayaa ku guuleystay abaal-marinta Best Goalkeeper.
Abaal-marintan waxa lagu siiyey waxqabadkiisa joogtada ah iyo doorkii uu ka qaatay kulammada tartanka.
23/01/2026
Ciyaaryahan INATA ayaa ku guuleystay
abaal-marinaha Best Player iyo Top Scorer.
Abaal-marinahaan waxa lagu siiyey waxqabadkiisa iyo tirada goolasha uu dhaliyey intii uu socday tartanka.
16/01/2026
MAN OF THE MATCH β
Abshir Abdullaahi Mohβmud (BEEKA)
oo ku guuleystay abaal-marinta Man of the Match.
Waxa uu maanta soo bandhigay ciyaar cajiib ah, muujinaya karti, kalsooni, iyo dadaal joogto ah inta ciyaartu socotay.
Waxqabadkiisa ayaa si weyn u saameeyay kulanka, isla markaana dhiirrigelin u noqday kooxda oo dhan.
π Hambalyo BEEKA, guushan si buuxda ayaad u mudatay.
πͺ SHEIKH AWEYS FC way kugu faanaysaa.
16/01/2026
β ππ¨ππ- π§ππ π β
- 0 : 2 - /AWEIS
ππππ π£ππ’π‘π¦ π«/π¦π/ππͺπππ¦
16/01/2026
ββπ¦ππππππ π’π’ ππ¨ ππ¨π¨πππ¬π¦π’ 5 $ ββ
- πππ‘ππ -
vs aweis
HORYALKA XAFADAHA DEGMADA HUDUR
FG - SHURUCDA SADALINTA
-FOLLOW GAREY PAGEKA
- LIKE GAREY
- SHARE GAREY BAGE KA
- SAADAL SAX AH KA DHIIBO ( COMMENT)
08/01/2026
β ππ¨ππ- π§ππ π β
/AWEIS - 6 : 4 -
08/01/2026
π MAN OF THE MATCH β
Waxaa Mar kale ku guuleystey abaal marinta Man of the match ciyaaryahan
Abdihamid Hassan Abdirahman (INATA).
Isagoo soo bandhigay ciyaar aan caadi ahayn, waxa uu dhaliyey
3 gool (Hat-trick),
taas oo noqotay markiisii labaad ee uu hat-trick sameeyo, islamarkaana uu ku gaaro labo ciyaar oo isku xigta.
Tani ma ahan kaliya goolal; waa caddeyn muujinaysa karti, kalsooni, iyo maskax ciyaareed heer sare ah.
Waxqabadkiisu wuxuu noqday mid hagaya kulanka, dhiirrigelinayana kooxda oo dhan.
π Hambalyo INATA, waxaad mar kale muujisay sababta aad uga mid tahay ciyaartoyda ugu saameynta badan.
π₯ SHEIKH AWEYS FC si buuxda ayay kuugu faanaysaa.
08/01/2026
Κα΄ΚΚα΄Κα΄α΄ xα΄κ°α΄α΄
α΄Κα΄ α΄
α΄Ι’α΄α΄α΄
α΄ Κα΄α΄
α΄Κ
/AWEIS VS
βͺοΈ| Garoonka |: Dr waaberi Stadium
π’ | Tarikhda |: 8/1/2026
β° | Saacada |: 3: 55 pm
( π‘πππππ π‘πππ¦ ππ π‘π¨π¨ππ πππ )
05/01/2026
MAN OF THE MATCH β
Maanta waxa abaal-marinta Man of the Match ku guuleystay
Abdihamid (INATA).
Waxa uu soo bandhigay ciyaar heer sare ah, isagoo dhaliyey 4 gool, kana mid noqday ciyaartoyda sida weyn u saameeyay kulanka maanta.
Dadaalkiisa, kalsoonidiisa, iyo goβaankiisa ayaa si cad uga muuqday garoonka, taasoo guul u horseeday kooxda.
Hambalyo INATA, waxqabadkan waa mid mudan in lagu faano.
05/01/2026
β ππ¨ππ- π§ππ π β
- 2 : 5 - /AWEIS