05/01/2026
Pageka Benin ee Twitter 🇧🇯 ayay soo dhigeen sawirkan, oo ka turjumaya in iyagu yihiin Faraaciinta dhabta ah, karbaashayaana faraaciinta Faketa ah caawa. 🤯
Comentiga ayay masaaridii ugu daateen sida la isu jafayo, waad yaabeysaa😂🤣🤣😂
05/01/2026
🚨 Kala sarreynta tababarayaasha Manchester United marka loo eego boqolkiiba guulaha ay gaadheen, kadib Sir Alex Ferguson:
• 58.33% – José Mourinho
• 54.69% – Erik ten Hag
• 54.17% – Ole Gunnar Solskjær
• 52.94% – David Moyes
• 52.43% – Louis van Gaal
• 36.92% – Rúben Amorim
Mourinho ayaa ugu fiicnaa, Amorim ayaa ugu liitay.
05/01/2026
Sadaali ciyaarta caawa
Egypt 🇪🇬 vs Benin 🇧🇯
Nigeria 🇳🇬 vs Mozambique 🇲🇿
04/01/2026
Slot 4tan kamuu badin intii uu yimid Liverpool. 🥸
04/01/2026
Rodrygo last 3 games.
Goals 🆚 Alaves ⚽️
Assist 🆚 Sevilla 🅰️
2 Assist 🆚 R. Betis 🅰️🅰️
04/01/2026
Gakpo 90kii Daqiiqo Siduu Garoonka isaga Taagna Hal Gool Uu islahaa 3da Dhibic Ayaad Ku Keentay Ayuu Dhaliyey Maaliyada Ayuu Siibtay Waaweynka Ayuu iska Dhigay Kaamirada Ayuu isku Muujiyey
Jaale Ayuu Qaatey Bedel Ayaa Lowga Saarey Kadib Daqiiqado Yar Kadib Fulham Goolkii Way Keentay
Gakpo Dhaxan Lee isku Dishay Moyee 3dii Dhibic Fulham Waaku Gacan Adeegtay 😆
04/01/2026
Chelsea kubadaba way ka cabsanayaan.🤣😂
Man City 1-0 Chelsea 🔥
04/01/2026
Tababeraha Leeds isagoo la burin rabo ayuu Chelsea ku bilaabay, wuxuu taaganyay waar taa aan la helnee 😬😁
04/01/2026
Xidigaha Role Model-ka Kuu Ah?
Vitinha 🗣 "Shaki La'aan iniesta Ayaa Ahaa Midka Aan Aadka Oga Heli Jirey Kubadiisa, Waa Kan Ugu Weyn Ee Role Model ii Ah, Sidoo Kale Modric Ayaa isna ii Ah Oo Aan Ku Daydaa,"
Pedri Halka Uuku Deydo Xavi iyo iniesta Vitinha isna Wuxuu Ku Daydaa, iniesta iyo Modric Balse Jude Bellingham Yuuku Deydaa isaga?