Duluf gamer

Duluf gamer

Share

Asxabta aad baad ugu mahadsantihiin garab istaagina

17/02/2026

What a game.
Nimankii juve ahaa in istanbul la geestay ayaana seetahay loo gubay 6 loo soo waday wx wxlba laga sameystay nimankan galatasaray ah home kooda hadee kugu helaan allah ku aruursho dab wye wlhi markay home yihiin 🔥😂

01/02/2026

Game ka ugu weyna isbucan sidaan ku dhamaatay isbuc lawada sh*tay ayuu ahaa markii game kaan laga saaro.
Spurs labadeeda waji ee season ayey ku dheelen cawa first half kii league ku dheeshay second half kii ucl 😂

30/01/2026

Ucl play off kiisa sidaan la iskugu aaday.
Kulama woow ah ma jiraan lkn Real ayaa mar kle benfica ku aaday 😂
Waxaana la ciyaari doona February 17/18 iyo 24/25 February

28/01/2026

Ucl group stages kiisa waa soo dhamaaday.
Sidaan ayaana lagu kala tagay.
Real madrid oo sanadkii labad iyada psg play off aaden. Barca comeback sameyse Chelsea sidoo kle Liverpool 6 dhiibtey city io arsenal oo guul qabow gaaren. Halka man united io anigana daawadayal ka aheen wx cawa dhacayey 😂😂

28/01/2026

Real madrid goal keeper ayaa ka dhaliyey goal 😳

Photos from Duluf gamer's post 28/01/2026

Waa la is haaya barca. Real io Chelsea waa lagu leeyahay table kana sidaas loo kala horeeya yaa second half is xoreeni doono oo play off ka badbaadi doono yaasa loo diri doona 🙄
Arsenal mx wye ucl see u dheeleyso may league u dheesho 😂

28/01/2026

Sida caadada aheed barca waa lagu bilaabay 😂

28/01/2026

Ucl cawa waa shidanyahay kooxahan badanaa play off aadayo halka kuwa kle booskooda ilaa shanaayan talow yaa lagala bixi doona booska 3 boos iyo 11 koox 🔥

26/01/2026

War i wediya tagerayasha arsenal suashan

25/01/2026

Dhiga 3 dhibcood 😂😂

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility?

Telephone