Dowlada hoose ee dagmada talex

Dowlada hoose ee dagmada talex

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dowlada hoose ee dagmada talex, Sports Team, Taleex.

28/09/2025

New dirays D H T

Photos from Dowlada hoose ee dagmada talex 's post 13/06/2025

waxay players ka kooxdu uga ducaynaynaa labada ciyaryahan ee u fadhiisanaya imtaxaanka fadaralka iyo dhamaan ardayda kale ee u fadhiisanaysa

ee kala ah macalin ka kooxda c/naasir kayse siciid iyo c/raxmaan c/qani axmed
Ilaahayow ciyaartoyda u fur maskaxda, qalbiga, iyo fahamka. Ha u sahlo imtixaanka ay u fadhiisanayaan, ha ka dhigo mid ay ku guuleystaan si sharaf iyo aqoon leh.
Ilaahayow dadaalkooda waxbarasho labadaba ha barakee. Ku xooji sabir, xusuus iyo xikmad, hana ka dhigin kuwo ka daala ama niyad jaba.
Mustaqbalkooda aqooneed ha iftiimiyo, hana u dhigo jid wanaagsan oo ay kaga faa’iideeyaan naftooda, qoyskooda iyo ummadooda.
Aamiin Aamiin Aamiin.

05/05/2025

Soo saadali kulanka galabta stadium 🏟 taleex

19/04/2025

> Much Day Alert!
Ciyaarta adag ee DHT iyo Rangers ayaa dhici doonta maanta 4:30 PM.
Labada kooxood waa kuwo aad u xoogan, ciyaar xiiso leh ayaa la filayaa.
Taageerayaasha DHT, ka soo daawo garoonka stadium 🏟 qude
Guul DHT!

---

Photos from Dowlada hoose ee dagmada talex 's post 30/03/2025

Halkaan waxaanu hambalyo ugu diraynaa macalinka kooxda ee macalimu Cabdinasir Keyse (Gaab Kayse)

wuxuu u muuqdaa hoggaamiye dhammaystiran, oo leh xirfad ciyaareed, maskax furan, iyo hoggaan la mahadiyo. Marka la eego guulaha uu gaadhay iyo saamaynta uu ku leeyahay kooxda D.H.T, waa qof ay taariikhdu xusi doonto.

Jilkiisa wacani wuxuu ka dhigan yahay in uu leeyahay dabeecad hoggaamineed oo dadka soo jiidata, taasoo aan kaliya ka muuqan ciyaaraha, balse sidoo kale nolol maalmeedka. Hoggaamiye guuleysta maaha kaliya mid xirfad leh, balse waa mid dadka garab taagan, dhiirrigeliya, oo ay dadku ku daydaan.

Guulaha uu gaadhay, gaar ahaan saddexda koob ee xiriirka ah iyo abaalmarinta Ballon d’Or, waa caddayn muujinaysa in uu yahay qof aan caadi ahayn, oo mudan in la bogaadiyo. Waxaa la dhihi karaa waa hoggaamiye saamayn leh, oo jilkiisa wanaagsan u adeegsatay horumarinta kooxdiisa iyo ciyaarta kubadda cagta guud ahaan.

Horumar iyo guul joogto ah ayaan kuu rajaynaynaa,Gaab Kayse!

14/02/2025

Treading

30/01/2025

So saadali kulanka galabta taleex VS xudun

26/01/2025

Maxamed leo & zahal leo labo lacip

18/01/2025

Kii ugu wacnaa jilkiisa c/kaafi axmed cantuug

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Taleex?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Taleex