13/08/2026
Kulanka Galabta Insha allah
Garoonka Cifow Stadium
Suuq'Yare Fc De Greatest Team All The Time. �
13/08/2026
Kulanka Galabta Insha allah
Garoonka Cifow Stadium
12/08/2026
Kulankii Galabta Wuxuu Kusoo Dhamaaday
A 6-3 C
FORCE OUR TEAM SUUQ'YARE🔥🦁🔥
12/08/2026
RASMI
Waxaa galabta furmi doona koobkii sanadlaha ee SUUQ'YARE CUP, sanadkan wuuka xamaasad badan yahay sanadadii h**e, waxaa ka qeyb gali doonta ilaa 9-koox, waxa lagu kala ciyaaraa Salaxyada iyo , waxan rajaynenaa si qurux badan inu noogu bilawdo nooguna soo dhamaado Insha Allah.
Galabta koobka waxa lagu furaa Salaxa
Labada koox lagu furi doono waa
A iyo C
Waxan ka cudur daranenaa maadaama koobku bilaw yahay iyo labada koox an sawiradooda la heynin balse wixii galabta dhaafsan wa idinla wadaagi doonnaa Insha Allah🙏
15/07/2026
Asc Maamulka,Macalimiinta,Cayaaryahanada ii Tageeryasha kooxda waxay dhamaantooda Farxadda Qalin Badalashada Laqaybsanayaan,Ciyaaryahanka Teamka Oo Maantay Difaacday Buugga Herka 1aad Ee Jaamacadda.
Page: LIKE NOO SAARA SHARE SII DHEH
04/07/2026
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaa Xanuunka la Qeybsanenaa Ciyaryahan Oo Aabihiisa Maanta Geeriyooday, Waxan lenahay Allaha Unaxriisto Dhamnteen Ayuu Naga Tagay, Marti la Jecel Yahay Allaha Ka Dhigo, Kitabkiisa Gacanta Midig Allaha Ka Siyo Aamiiin🤲, Aan U Wada Duceyno🤲
13/04/2026
Galabta Waxaa Soo Dhaweyn U Sameynay Ciyaryahan Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Mudo Kadib, Mamulka Macalimiinta iyo Ciyartoyda Kooxda Waxay Ku Leeyihiin Soo Dhawaaw Our Player, Waxad Haysataa Saaxiibo Ku Jecel iyo Koox Aad Ku Weyn Tahay🫡❤️.
FORCE OUR TEAM SUUQ'YARE🔥🦁🔥
05/04/2026
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaa Xanuunka la Qeybsanenaa Ciyaryahanada kala ah Abdirashid Abdullahi Ali iyo Faysal Abdullahi Ali Oo Walaashod Maanta Geeriyooday, Waxan lenahay Allaha Unaxriisto Dhamnteen Ayee Naga Tagtay walaasheyna, Marti la Jecel Yahay Allaha Ka Dhigo, Kitabkeed Gacanta Midig Allaha Ka Siyo Aamiiin🤲, Aan U Wada Duceyno🤲
29/03/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaa Wiil U Dhashay Legend, iyo Ciyaryahan H**e , Waxan leenahay Soo Bar-baar, Allaha Kaa Dhigo Kii Diintiisa, Dadkiisa iyo Dalkiisa Anfaca 🎂❤️
26/03/2026
Beri Galabta Waxaa Ciraareynaa K**a Dambeesta Cupkii Lagu Maamuusaayey Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Degmada Dharkeynley.
SUUQ’YARE VS DARYEEL
Waqtiga: 4:00 Galabnimo
Garoonka:
🔥🦁🔥
21/03/2026
Ciyaartii Galabta Ee Aan U Baxaynay Dhigeena AL UXUD Waxay Kusoo Dhamaatay
Fulltime: SUUQ’YARE 5-3 AL UXUD
Sidas Waxan Ugu Soo Gudubnay FINAL.
FORCE OUR TEAM SUUQ’YARE 🔥🦁🔥