Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako

Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako TEAM XAAWO TAAKO

Finaalka tartanka Xaawo Taako  cup Deg- balcad 4- Sep-2026.
04/09/2026

Finaalka tartanka Xaawo Taako cup Deg- balcad 4- Sep-2026.

☆XAWO TAKO CUP☆Taariikhda   eheed 27-7-2026 ,waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :Goldstar fc VS guuldoon FCWaxeyna...
29/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆
Taariikhda eheed 27-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Goldstar fc VS guuldoon FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 2&2,
Rigoore waxa ku badisay kooxda guuldoon(4&2)
Guuldoon waxeey sidaas ugu gudubtay semifalka
(XAWO TAKO CUP).

☆XAWO TAKO CUP☆Taariikhda   eheed 26-7-2026 ,waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :Somstar fc VS Citystar FCWaxeyna ...
29/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆
Taariikhda eheed 26-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Somstar fc VS Citystar FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 1&0
Waxana guusha raacday Citystar
Citystar waxeey sidaas ugu gudbeen semifalka
(XAWO TAKO CUP)

☆XAWO TAKO CUP☆Shalay oo  eey Taariikhda   eheed 25-7-2026 ,waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :Hilaac fc VS Legen...
26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Shalay oo eey Taariikhda eheed 25-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Hilaac fc VS Legends FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 0&0
Waxana rigoore ku guuleesatay Legends,
Legends waxeey sidaas ugu gudbeen semifalka
☆XAWO TAKO CUP☆

☆XAWO TAKO CUP☆Waxa isuga soo haray tartanka xawo tako cup 6 koox oo kala ah ;1.Guul doon2.Citystar3.Legends4.Somstar5.H...
26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Waxa isuga soo haray tartanka xawo tako cup 6 koox oo kala ah ;
1.Guul doon
2.Citystar
3.Legends
4.Somstar
5.Hilaac
6. Gold star

Sidaan ayeyna isugu aadeen 6 koox.

☆XAWO TAKO CUP☆Taariikhda mar eey eheed 24-7-2026 ,waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :Holac fc VS Guul doon FCWax...
26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 24-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Holac fc VS Guul doon FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 3&0
Waxana ku guulestay guuldoon.

☆XAWO TAKO CUP☆Taariikhda mar eey eheed 23-7-2026 ,waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :SOMTAXIS   VS LEGENDSWaxeyn...
26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 23-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
SOMTAXIS VS LEGENDS
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 1&1.

☆XAWO TAKO CUP☆Taariikhda mar eey eheed 22-7-2026 ,waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :Iskaashi   VS gold star FCW...
26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 22-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Iskaashi VS gold star FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 0&0
WAXANA RIGOORE KU GUULESTAY"
"GOLD STAR" ( 4&2)

■XAWO TAKO CUP■○°Kulanka maanta waxa wada ciyaari doono kooxaha kala ah ; ●Goldstar  VS Iskaashi FC●
22/07/2026

■XAWO TAKO CUP■
○°Kulanka maanta waxa wada ciyaari doono kooxaha kala ah ;
●Goldstar VS Iskaashi FC●

☆XAWO TAKO CUP☆Taariikhda mar eey eheed 21-7-2026 ,waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :SOMSTAR  VS QARAN FCWaxeyna...
22/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 21-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
SOMSTAR VS QARAN FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
2&0 WAXANA GUULESTAY SOMSTAR.

Address

Balcad
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category