14/08/2026
HAMBALYO:Naadiga Horseed SC waxay hambalyo leedahay naadiga Gaadiidka FC oo xilli ciyaareedkan noqotay Championka Horyaalka Heerka koowaad Somalia ๐
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed Sports Club 1971, Sports Team, Mogadishu.
Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Horseed Sports Club 1971
Halkan waxad ka heli dontaan macluumadkii ugu dambeyay, muuqaalada sawirrada iyo tababarka ciyartoyda
Wax kasta oo la xiriira Horseed waxad si toos ah uga heli doontaan boggan rasmiga ah 100%
14/08/2026
HAMBALYO:Naadiga Horseed SC waxay hambalyo leedahay naadiga Gaadiidka FC oo xilli ciyaareedkan noqotay Championka Horyaalka Heerka koowaad Somalia ๐
12/08/2026
Omar Abdulkadir Artan๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ดwaa kugu faaneenaa wiilkeena!!!๐๐๐
11/08/2026
SAWIRRO:Horseed vs Bad baado 3:1
11/08/2026
FT:Horseed 3 Bad Baado 1
Kooxda Horseed SC ayaa kusoo gaba gabeesay xilli ciyaareedkeeda guul ay ka gaartay Bad baado oo waliba soo laabasho leh waxaana laba kamid ah goolasha dhaliyay Daniel.
Seasonkeenki sidaa ayuu kusoo dhamaaday waa mahadsantihiin taageereyaasheena!
11/08/2026
Daniel ayaa dhaliyay goolkii labaad oo ahaa Rigoore
11/08/2026
HT:Horseed SC vs Bad-baado FC (1:1)
11/08/2026
Daniel ayaa 1:1 ka dhigay.
Horseed 1- Bad baado 1
11/08/2026
Live:Horseed vs Bad Baado
Koonis Stadium
11/08/2026
Diyaar ayaan nahay๐ช๐ชโฝ๏ธ
11/08/2026
Waxaan maanta dheeli doonaa kulankeenii ugu dambeeyay horyaalka Somali National League waxaana kulankan la leenahay Kooxda Bad-baado.
๐Horseed SC vs Bad-baado FC
๐ 3:30 Waqtiga Somalia
๐ Somali National League
๐๏ธ Eng Yariisow Stadium