Garoonka ciyaraha

Garoonka ciyaraha

Share

Boggaan wuxuu idinla wadaagi doonaa wararka falanqaynta iyo xiisaha ciyaaraha dibadda iyo goals

09/07/2025

🏟️ Kulanka
Tartanka: FIFA Club World Cup 2025 – Semi Final
Goobta: MetLife Stadium, New Jersey, USA
Waqtiga: Caawa 3:00 pm ET (10:00 fiidnimo waqtiga Muqdisho)
🔥 Kooxaha & Xaaladdooda
PSG (Paris Saint-Germain)
Qaab ciyaareed 9 guulood 10 kulan ee ugu dambeeyay
Dhibaatooyin ciyaarta
Difaacyada qaar maqn Sida Lucas Hernández & Pacho ma ciyaarayaan.
Ousmane Dembélé vs Mbappé
ciyaartoda halista ah Vitinha Mbappé Fabián Ruiz Dembélé
Real Madrid
Ganaaxyo & Dhaawacyo:
Dean Huijsen ganaaxan.
Difaac & khad dhexe isbedel xooggan Inuu ku imaado la filaa
Weerar Viní Jr & Güler ama Gonzalo García haddii Mbappé diyaar yahay, waxaa laga yaabaa inuu la bilaabo Real kulankiisa ugu horreeya!
💬 Taageerayaalow: Maxaad Filaysaa?
➡️ PSG mala soo af jari donaa?
➡️ kulankaan wuxu go’aamin doona laacibka sanadka?
Ku soo dhawaada boggaan cusub ee ciyaaraha halkan waxaad ka heli doontaan
📰 Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha
🗣️ Falanqayn iyo dood
📸 Sawirro iyo muuqaal xiiso leh
🎯 Tartamo kooxo ciyaartoy iyo taariikh!
Waxaa ka codsanayaa inaad like iyo follow saarato si aad ula socoto wax walba oo ciyaareed

09/07/2025

Waa kuwan xaqiiqooyinka saxda ah ee ciyaartii Chelsea 2–0 Fluminense ee dhacay 8 July 2025, semi-finalka Club World Cup:

✅ Natiijada Rasmiga ah:
• Chelsea 2 – 0 Fluminense
• 📍 Stadium, east rutherford New Jersey united states

⚽ Goolasha:
1. 18 Joao Pedro (Chelsea)
→ Wuxuu dhaliyay gool qurux badan .
2. 56 Joao Pedro (chelsea) assist by enso
→ wuxu dhaliyay gool kle Oo qurux badn


→ saas waxaa finaalka ku gaary koxda chelsea



🏁 Gabagabo:

Chelsea waxay ciyaarta u maamushay si xirfad leh Intaas ka dib Chelsea ayaa si fudud uga takhalusaan fluminense Waxay hadda u gudbeen final-ka FIFA Club World Cup 2025, waxeena sugayaan inay la ciyaaraan mid ka mid kooxaha Real Madrid ama PSG

09/07/2025

Salaan Kubadeed 👋⚽
Ku soo dhawaada boggaan cusub ee ciyaaraha halkan waxaad ka heli doontaan
📰 Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha
🗣️ Falanqayn iyo dood
📸 Sawirro iyo muuqaal xiiso leh
🎯 Tartamo kooxo ciyaartoy iyo taariikh!

Waxaa ka codsanayaa inaad like iyo follow saarato si aad ula socoto wax walba oo ciyaareed

Mahad sanid

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Karaan
Mogadishu
JH09010