Sakariye madridista

Sakariye madridista

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sakariye madridista, Sports, Mogadishu.

Photos from Sakariye madridista's post 03/09/2026

🚨💣Jose ayaa squadkiisa habeen dambe ku daray.

Da'yarka dafaca dhexe ee mario rivas iyo saxiixa da'yarka khadka dhexe ee sergio martínez.

03/09/2026

🚨 RASMI: Alejandro Hernández Hernández ayaa loo magacaabay garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka Real Betis vs Real Madrid ee LaLiga.

Waxaa xusid mudan inuu sidoo kale garsooray kulankii Real Madrid 5–1 Real Betis ee bishii Janaayo ee 2026. �

03/09/2026

🚨🗣️ José Mourinho:

“La Liga ma fududa. Waxaan aaminsanahay in Atlético Madrid ay sidoo kale tartanka ku jiri doonto. Xitaa haddii aysan si cad u sheegin, waxay dareemayaan inay awood u leeyihiin inay horyaalka ku guuleystaan.

Aniga ahaan, Atlético waa koox si dhab ah ugu tartami karta horyaalka. Kadib waxaa jira kooxaha kale ee u tartami doona boosaska Champions League, sida Real Betis iyo Real Sociedad—waa kooxo aad u xooggan. Kooxaha Basque-ga ahna aad bay u adag yihiin in laga hor yimaado.

Faransiiska ama Jarmalka, kooxaha ugu cadcad horyaalka badanaa waxay og yihiin inay mar walba ku guuleysan doonaan. Laakiin Spain sidaas ma aha. Cadaadiska iyo tartankaasina wuxuu keeni karaa khatar weyn.”

Macnaha hadalkiisa: Mourinho wuxuu sheegayaa in La Liga aysan ahayn tartan ay hal ama laba kooxood si fudud u xukumaan. Wuxuu u arkaa Atlético Madrid, Real Madrid, Barcelona iyo kooxo kale inay awood u leeyihiin inay tartanka adkeeyaan.

Photos from Sakariye madridista's post 03/09/2026

Legend Don carlo oo tababarkii maanta kooxda yimid isagoo ciyaartoyda si weyn u dhiiri galiyay.

Photos from Sakariye madridista's post 02/09/2026

🚨🗣 Brahim Díaz: “Ballon d’Or-ka? Ciyaaryahan kasta oo Real Madrid ah ayaa mudan.”

()

02/09/2026

🚨| RASMI: Jose Mourinho waxa uu u sharraxan yahay abaalmarinta Tababaraha Bishii ee La Liga.

02/09/2026

🚨💣 RASMI: Waxaa la shaaciyay ciyaartoyda Real Madrid ee u tartamaya abaalmarinta Ciyaaryahanka Bisha ee kooxda! ⭐️

Photos from Sakariye madridista's post 02/09/2026

Ciyaaryahan kasta oo xilli ciyaareedkan markii ugu horreysay ka qayb-galaya UEFA Champions League, waxaa funaanaddiisa lagu dhejin doonaa calaamad gaar ah oo ay ku qoran tahay “DEBUT”. 👕

“DEBUT” waxay tilmaamaysaa in ciyaaryahankaasi uu kulankiisii ugu horreeyay ee Champions League ciyaarayo.

Calaamad xusuus gaar ah u noqon doonta ciyaartoyda markii ugu horreysay ku tartamaya koobka Yurub ee ugu weyn!

Photos from Sakariye madridista's post 02/09/2026

🚨 BREAKING: Nin 18 jir ah ayaa lagu xiray dalka Faransiiska ka dib markii booliisku ay ogaadeen inuu qorsheynayay inuu afduubto KYLIAN MBAPPÉ,

isaga iyo rag badan oo gacan saar la lahaa.

()

02/09/2026

🚨Raul Asencio oo tababarka kooxda dib ugu soo laabtay!

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu