Daalo football Academy

Daalo football Academy

Share

Welcome To official Bage To the Daalo football Academy

Photos from Daalo football Academy 's post 08/03/2025

Mahad oo Idil waxe U sugnatay Alle Subxana watacala Bacden Dhaman ciyartoyda Daalo football Academy oo Kulankoda Kowad Tartanka Rashka Ramadan Cupka Guul ku Dah FurtaY insha Allh in uu Bilaw Qurux Badan Noo Noqoto aya rajenena Guul Family Daalo football Academy

Mohamett Updy Kariin Maxamed Khadar Ibraahim Daahir Ahmed Cabdullhi Mohmed Othman Bashir Othman

31/01/2025

Dayarta Daalo football Academy oo idin leh Jumma Hillwa Maxamed Khadar Ibraahim Daahir Daalo football Academy Ahmed Cabdullhi Mohmed Mohamett Updy Kariin Othman Bashir Othman

Photos from Daalo football Academy 's post 20/01/2025

Daalo waa Dayarta Mamuli Donto sanadaha io Samanka so socdo ku Bada Cagta Dalkena Hooyo Daalo football Academy Waa Hoyga So sarista Ciyartoy Xirfad leh Tayadoda ay sareso Waa Guri zxb u ah xirfadle Yaal Dayar Daalo Waa Dayarta mamuli Donto Mustaqbalka Kubada Cagta Somalia Daalo Waa Hoganka Academy Yada Gobolka Banadir Famous Daalo football Academy

02/01/2025

Dayarta Mamuli Donto Dunida Ku Bada Cagta Sanadkan io sanadaha so socdo Insha Allah

Photos from Daalo football Academy 's post 30/12/2024

New chapter 🔥

Photos from Daalo football Academy 's post 30/12/2024

Waxan Halkan Hambalyo Ugu direna Macalinkena Hasan Mahdi diriye io dhaman Macliminta sharafta Badan Waxan idin lenahay Gulesta mar walbo

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Madiina Wadajir Naxtexo
Mogadishu
252