Walaq Stadium

Walaq Stadium

Share

Kani waa page ka rasmigaa ee Garoonka kubadda cagta ee Walaq

26/08/2026

🚨 Liverpool ayaa u dhaqaaqday saxiixa Ismaïla Sarr kadib markii ay ku fashilmeen heshiiska Yankuba Minteh.

Crystal Palace aya horay u so diiday labbo dalab kooxda Galatasaray ka so gudbisay 28 jirkan rer Senegal.

Liverpool ayaa diyaar u ah inay ku bixiso qiimo gaaraya £50M.

Sarr sida Liverpool shabta ugu haayay hada waxey dhahen gacanta goyn weyso wa la dhunkada.

25/08/2026

Bruno Fernandes ayaa ku Guleeystay Abaalmarinta PFA Player Of the Year 2026

Xaflada Caawa Waa la iska Imaanaa kaliya Si Loogu Sacbiyo Captain Bruno Fernandes

Ciyaartoyda Sacbin Doonaan Iyaga oo ka Xun Qeybta Commentiga Noogu Reeb

23/01/2026

"Dooda manta

4 tan xidig ee fadhiyan midkee ukicin Bukayo saka Adigoo ugeeysid Bandhigooda
Fasal ciyaaredkan

Kadhiibta araadina sxbayal?

23/01/2026

"Kooxaha PSG iyo Man city aya ku dagaalamaya saxiixa khadka dhexe Ee Atlatico Madrid Pablo Barrios waxeyna donayan iney so qatan suuqa xagaga

Barrios Ayaa waxa si wen isha ugu hayan Luis Enrique iyo Pep Guardiola waxana lagu qiimeya aduun dhan 80 million (Source Marca)

Side u aragtan Man city fans saxiixa Barrios ?

22/01/2026

Cole Palmer ayaa Xiiseenaya Inuu ku Biiro Kooxdii Riyadiisa aheed ee uu Taaageraha U ahaa Ee Man United Waxii ka danbeeya Xagaagaan (Sky Sports)

22/01/2026

🚨 Nico Schlotterbeck 🇩🇪 & Barcelona

Deco (Agaasimaha Sportiga Barça) ayaa la xiriiray wakiillada Schlotterbeck si uu u ogaado diyaar-garowgiisa xagaaga.

Barça waxay u aragtaa difaac muhiim ah, qiimihiisuna waa €35m–€42m (qandaraaskiisu wuxuu dhacayaa Juun 2027).

Hansi Flick wuu oggolaaday saxiixa, wuxuuna jeclaan lahaa inuu la shaqeeyo.
Schlotterbeck wuu xiiseynayaa Barça, balse go’aan k**a gaarayo ilaa dhammaadka xilli-ciyaareedka (diiradda Dortmund).

Liverpool iyo Real Madrid ayaa sidoo kale isha ku haya.

👀 Arrin mudan in isha ku hayo.

22/01/2026

INTA KULAN uu seegi karo Pedri mudada bisha ah,Macquul inuu yimaado kulumada Play Off hadii BARCE ay u soo bixi weyso TOP 8

He will miss:
🏠 Real Oviedo
🏠 København
✈️ Elche
✈️ Albacete
🏠 Mallorca
✈️ Girona
❓ UCL play-offs first leg
🏠 Levante
❓ UCL play-offs second leg

22/01/2026
16/01/2026

MADAXWEYNAHA Al ITAHAD waxaa uu Yiri MESSI inta aanu ku biirin MIAMI heshiis HAL BILYAN ayaan usoo bandhignay balse wuu diiday oo familkiisa ayuu ka doorbiday lacagta

BALSE xili walba u furanyahay Albaabkeena iyo lacag walba uu rabo

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Gubta, Deyniile
Mogadishu
BN09010