Abdi buulo Sports club

Abdi buulo Sports club

Share

Degmada Hodan

Photos from Abdi buulo Sports club 's post 09/06/2025

Maamulka Degmada Balcad
Waad ku mahadsantihiin
Sida aad u soo dhaweyseen
Gidomiyaasha sports ka Degmoyinka Gobalka banadir

11/01/2025

Kulan lagu soo dhaweynaaye
Legend macalin Degmada Dhargenley
Deeq Badow Zeeno

11/01/2025
Photos from Abdi buulo Sports club 's post 11/01/2025

Kulan xiisa badan ayaa shalay lagu ciyaaray
Garoonka one play stadium Ee xafada albaraka Degmada hodan
Team isku mit ayaa nahay

08/12/2024

أنا لله وأنا اليه راجعون
Maamulka macalimiinta iyo ciyaartoyda Abdi buulo sports club waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyaaday ciyaar yahankii h**e ee kooxaha JEENYO,FIYAAD,BANKIGA,iyo qaranka somalia AXMAD CABDULQADIR WALAAYO (CANTAR JEENYO) oo ku geeriyooday magaalada muqdisho jannadul fardowsa allaha haka waraabiyo aamiin aamiin 🤲🤲😪😪

Abdi Buulo Sports Club

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Albarko
Mogadishu