Liverpool Soomali fns

Liverpool Soomali fns

Share

welcome Liverpool Somalia fns

06/05/2024

Iyadoo loo dabaaldegayo sagootinta JΓΌrgen Klopp, kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday inay soo saari doonto dokumenti gaar ah. Filimkan ayaa waxaa ka muuqan doona wareysiyo xasaasi ah oo lala yeeshay qaar ka mid ah macallimiinta ugu caansan kubadda cagta adduunka, sida Sir Alex Ferguson, Ancelotti, Guardiola, iyo Pochettino.

Dokumentigan ayaa la filayaa inuu bixiyo aragtiyo qoto dheer iyo falanqeyn ku saabsan waaya-aragnimada iyo guulaha macalin Klopp.

06/05/2024

πŸš¨πŸ”΄πŸ‡³πŸ‡± Virgil Van Dijk ayaa yiri:

πŸ—£'" Aad ayaan ugu Faraxsanahay halkan.....

Waan jeclahay kooxda, taasna waad arki kartaa" (Inaan Jeclahay Kooxda)

Dad badan ayaa ka nixi doona hadalka Van Golden.πŸ˜€

-

06/05/2024

🚨Darwin Nunez ayaa bartiisa Instagram-ka kasaaray dhamaan sawiradiisa uxirna Maaliyada Liverpool 🫒

13/04/2024

πŸ“’ [[[ π—¦π—œ π—šπ—¨π—¨π——]]]. :Wararkii ugu dambeeyay Ee dhaawacyada Kooxda ka hor kulanka Crystal Palace.

𝐃𝐒𝐨𝐠𝐨 π‰π¨π­πš oo Soo-laabtay Khamiistii ayaa diyaar u ah inuu kusoo bilawdo Kulanka Berri.

π“π«πžπ§π­ 𝐀π₯𝐞𝐱𝐚𝐧𝐝𝐞𝐫-𝐀𝐫𝐧𝐨π₯𝐝 ayaa Si toos ah usoo laaban kara Kulanka Berri Galab.

π’π­πžπŸπšπ§ 𝐁𝐚𝐣𝐜𝐞𝐭𝐒𝐜 ayaa Xalay u dheelay Liverpool U21 ayaa Rajaynaya inuu Ka Mid Noqdo Squad-ka Kulanka Berri.

𝐀π₯𝐒𝐬𝐬𝐨𝐧 𝐁𝐞𝐜𝐀𝐞𝐫 ayaa Isna Si Lamid ah Kasoo muuqan Kara Kaydka Berri Galab.

Ma jiro wax dhaawac ah Oo Cusub.❌️

-flowda inoo tawo

13/04/2024

Tageerayasha Liverpool FC
Beejka waa cusub yahay hala soodhaweeyo tank Maxamed Khadar Ibraahim Daahir

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu