Llpp jenyo

Llpp jenyo

Share

JEENYO FOOTBALL CLUB OFFICIAL PAGE

Photos from Llpp jenyo 's post 14/06/2026

11/06/2026

Jeenyo Football Club ⚽️ 🙌

09/06/2026

YESTERDAY MATCHED RESULTS

JEENYO FOOTBALL CLUB 0_1 BULLA AMIN

THIS NOT RESULT WE WANTED

08/06/2026

FC JEENYO UNITED
Bahda FC Jeenyo United waxay si adag uga xun tahay tallaabada lagu hor istaagay garsoore Omar Artan, arrintaas oo u muuqata mid ka hor imaanaysa ruuxa caddaaladda, sinnaanta iyo qawaaniinta ay ku dhisan tahay kubadda cagtu.
Kubadda cagtu waa ciyaar mideysa bulshada, kobcisa isdhexgalka dadka, isla markaana ku shaqeysa sharciyo iyo xeerar caalami ah oo ay tahay in si siman loogu dhaqmo cid kasta. Garsoorayaasha iyo dhammaan bahda kubadda cagta waxay mudan yihiin ixtiraam, taageero iyo fursad ay ku gutaan waajibaadkooda si madax-bannaan.
Waxaan ugu baaqeynaa hay’adaha ay khuseyso in ay ilaaliyaan hufnaanta, caddaaladda iyo sumcadda kubadda cagta Soomaaliyeed, si looga fogaado tallaabo kasta oo dhaawici karta horumarka ciyaarta iyo kalsoonida bulshada ciyaaraha.
Caddaaladdu waa tiirka horumarka kubadda cagta.
⚽ FC Jeenyo United
Est. 1948

07/06/2026

Warming up before the game

Jeenyo Football Club ⚽️

06/06/2026

FULL-TIME AT QANSAX STADIUM

HORYAL 1_0 JEENYO Football Club ⚽️

05/06/2026

Natijadi ciyarta galaabtaa

04/06/2026

CIYAARTI GALABTA ANAN SODHIGIN CILAD JIRTA OWGED

FULL TIME SCORE AT JENYO STADIUM 🏟️

JENYO U18 2 - 5 HORYAL U18

Heads up jeenyo kaa jeenyo 💪

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Bulla Hawa
Mogadishu
0000