๐ SBF PRESENTS :
Kubadda Koleyga Way Soo Laabatay! ๐ธ๐ด
Mudo Laba sano kaddib, kubadda koleyga Soomaaliyeed waxay la soo laabatay rajo iyo xamaasad cusub.
๐ฅ Semi-finalka ayaa soo socda! Kaalay oo taageer kooxdaada!
๐ SBF Presents: Basketball Is Back! ๐ธ๐ด
After two years, Somali basketball is back with renewed hope and excitement.
๐ฅ The semifinals are coming! Come watch and support your team!
Somalia Basketball Federation
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia Basketball Federation, Sports, Abdiaziz district, Mogadishu.
Official Page of the Somali Basketball Federation (SBF)
Governing body for basketball in Somalia
Affiliated with FIBA & FIBA Arab (Arab Basketball Confederation)
๐ Mogadishu, Somalia
๐ง [email protected]
๐ Sombasketball.com
28/08/2026
General Daud Cup 2026 โ Semi Finals ๐
Xamaasad, Tartan iyo Taariikh Cusub ayaa lagu Qorayaa Garoonka Wish Stadium! ๐ฅ
Kooxaha ugu Awoodda Badan ayaa isugu soo Haray Afar-Geeska Tartanka, iyagoo u Dagaallamaya hal Himilo oo ah inay Gaaraan final-ka oo ay Taabtaan koobka Qiimaha Badan ee General Daud Cup 2026.
โก Heegan S.C ๐ Fero Club
โก Dekedda S.C ๐ Horseed S.C
4 kooxood, 2 kulan, hal Riyo! ๐ช๐
Yaa Noqon Doona Kooxda u Gudubta Final-ka?
Kaalaya oo Markhaati ka Noqda Kulamo Xamaasad leh oo aan la ilaawi Doonin.
Mahadsanid. ๐
28/08/2026
๐ Kooxda Horseed SC ayaa si Rasmi ah ugu soo Baxday Semi-Finals-ka tartanka General Da'uud Cup 2026, kadib Markii ay ku Dhamaysatay kaalinta 2-aad ee Group A.
Hambalyo Ciyaartoyda, Macallimiinta, Maamulka iyo Taageerayaasha Horseed. Guushan waxay ka Tarjumaysaa Dadaal, isku-Duubni iyo karti ay kooxdu soo Bandhigtay intii uu Socday Tartanku.
Horseed SC โก๏ธ Semi-Finals | Group A โ Kaalinta 2-aad
SC
28/08/2026
๐ KOOBKA JENARAAL DAAโUUD 2026
๐ NATIIJADA CIYAARTA
๐ฅ HORSEED 76 ๐ 46 OFC
HORSEED Ayaa Guul Muhiim ah ka Gaartay OFC Kulan ka Tirsanaa Tartanka Koobka Jenaraal Daaโuud 2026
๐ธ Hoos ka Daawo Sawirrada Kulanka iyo Xusuusaha laga Qabtay Garoonka.
๐ KOOBKA JENARAAL DAAโUUD 2026
XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE KUBADDA KOLEYGA (XSKK)
28/08/2026
๐ General Daโuud Cup 2026
KOOBKA JENARAAL DAAโUUD 2026
๐ฅ HORSEED ๐ OFC
๐
Maanta โ JIMCO 28 Agoosto 2026
โฐ 3:30 Pm Galabnimo
๐ Wiish Stadium, Muqdisho
Kulanka Galabta Ee Koobka Jenaraal Daaโuud 2026 Waxaa isku Wajahaya
HORSEED SC Vs OFC
โ
Ha Moogaan Kulankan Weyn!
๐ Kaalay oo Taageer Kooxdaada
Warm Up
๐ฅ HORSEED ๐ SYDOM
28/08/2026
๐ Jimce Wanaagsan! ๐
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Waxa uu dhammaan shacabka Soomaaliyeed, Ciyaartoyda, Tababarayaasha, Garsoorayaasha, Taageerayaasha iyo Bahda Kubadda Koleyga u Rajaynayaa Jimce Barakaysan oo kheyr iyo Nabad ku Dheehan Tahay.
Maalintan Qiimaha Badan ee Jimcaha, aynu ku Xoojino Midnimada, is-ixtiraamka iyo Wadajirka Bulshada, annagoo ka Faaโiidaysanayna Fursadaha ay Ciyaaruhu u leeyihiin Horumarinta Dhalinyarada iyo kobcinta Nabadda. Xiriirku waxa uu sii Wadaa Dadaallada lagu Horumarinayo kubadda koleyga Soomaaliyeed, si loo dhiso jiil Tayo leh oo Matala Qarankeena.
Somali Basketball
Ilaahay ha inaga Aqbalo Ducada, Cibaadada iyo Camalka Wanaagsan.
Jimce Mubaarak Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.
Somali Basketball
๐๐ธ๐ด
27/08/2026
๐ GENERAL DAAโUUD CUP 2026 | SEMI-FINAL
Naadiga FERO ayaa si rasmi ah ugu soo baxay wareega Semi-finalka General Daaโuud Cup 2026, kaddib markii ay Group B ku dhammeysteen kaalinta 2-aad (B2).
Hambalyo FERO! ๐
Waxaan u rajeyneynaa nasiib wanaagsan wareega Semi-finalka.
27/08/2026
๐ GENERAL DAAโUUD CUP 2026 | SEMI-FINAL
Naadiga DEKADDA S.C. ayaa si rasmi ah ugu soo baxay wareega Semi-finalka General Daaโuud Cup 2026, kaddib markii ay Group B ku dhammeysteen kaalinta 1-aad (B1). ๐ฅ
Hambalyo DEKADDA S.C. ๐๐ค
Waxaan u rajeyneynaa nasiib wanaagsan wareega Semi-finalka.
27/08/2026
๐ KOOBKA JENARAAL DAAโUUD 2026
๐ NATIIJADA CIYAARTA
๐ฅ DEKEDDA 63 ๐ 44 FERO
DEKADDA Ayaa Guul Muhiim ah ka Gaartay FERO Kulan ka Tirsanaa Tartanka Koobka Jenaraal Daaโuud 2026
๐ธ Hoos ka Daawo Sawirrada Kulanka iyo Xusuusaha laga Qabtay Garoonka.
๐ KOOBKA JENARAAL DAAโUUD 2026
XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE KUBADDA KOLEYGA (XSKK)
27/08/2026
๐ General Daโuud Cup 2026
KOOBKA JENARAAL DAAโUUD 2026
๐ฅ DEKEDDA ๐ FERO
๐
Maanta โ KHAMIIS 27 Agoosto 2026
โฐ 3:30 Pm Galabnimo
๐ Wiish Stadium, Muqdisho
Kulanka Galabta Ee Koobka Jenaraal Daaโuud 2026 Waxaa isku Wajahaya
DEKEDDA SC Vs FERO
โ
Ha Moogaan Kulankan Weyn!
๐ Kaalay oo Taageer Kooxdaada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu