03/07/2026
Lama joojiye
halkaan waa page ka saxda ah ee Elman fc afgoi , sidaa darted sharaf ayay ino tahay in aad so boqato
03/07/2026
Lama joojiye
23/06/2026
Cupka sanadlaha ee kalkaal cup
23/06/2026
Best player cadnaan mire
Da,yarka qadka dhexe ee koxdeena
Guul wacan
27/05/2026
Ciid wanagsan dhamaan asxapta nagu xeran
All my fan's
16/02/2026
Allaah U Naxriistee Waxaa Maanta Degmada Afgooye Ku Geeriyoodey Ciyaaryahankii H**e Ee Kooxda Dayax Iyo Bariga Dhexe C/Fitaax Abdullaahi(Fatxi)
Waxaan Halkaan Tacsi Tiiraanyo Leh Ugu Diraynaa Dhammaan Ehelkiisa Iyo Bahda Sportska Degmada Afgooye
Allaah Ku Waraabiyo Janatul Firdowsa Isaga iyo Aabihiisaba iyo inta Muslimiin Ee Geeriyootey
إنالله وإناإليه راجعون
Training
12/08/2025
Kulanka k**a dambeyska finalka cupka kaalkaal p.ss.oo ayka hor imaanayaan showri star vs dabsaar.
Fekarkaga yaa ku guuleysan doono cupka kalkaal cup 2025
31/07/2025
Kulanka xiisaha badan ee galabta
Dayax vs showr star
Saadali yaa isleedahy galabta oo ay guusha raaceysaa
28/07/2025
Kulanka xiisaha badan
Ka daawo Elman stadium
27/07/2025
Wareega labaad ee tartanka
Yaa ku guuleysan doono sanadkan yaase u rajeyneysaa
Hormar sports wacan