Walaalaha Shabaqleey

Walaalaha Shabaqleey

Share

Ciyaaruhu waaa is dhaxgalka bulshada

28/07/2026

゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral

Photos from Kaafi Sports's post 25/07/2026

Shabaqley Cup

Photos from Kaafi Sports's post 25/07/2026

Walaalaha shabaqley

Photos from Walaalaha Shabaqleey's post 25/07/2026

Sawirada qeybta 3aad :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

Photos from Walaalaha Shabaqleey's post 25/07/2026

Sawirada abalmarinada :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

Photos from Walaalaha Shabaqleey's post 25/07/2026

Gudomiyha Walaalaha Shabaqleey

Abdifitah Ali Adow

Photos from Walaalaha Shabaqleey's post 25/07/2026

Sawirada qeybta 2aad :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

Photos from Walaalaha Shabaqleey's post 24/07/2026

Sawirada qeybta 1aad :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

Photos from Walaalaha Shabaqleey's post 24/07/2026

🏆 SHABAQLEY CUP 2026 OO SI RASMI AH U SOO GABAGABOOBAY!

Alxamdulillaah, maanta waxaa si guul leh u soo idlaaday tartankii Shabaqley Cup 2026, oo ay ka qayb galeen kooxo soo bandhigay ciyaaro heer sare ah.

Kulankii k**a dambaysta ahaa waxaa isaga hor yimid Horseed iyo Happy Star, waxaana taageerayaashu daawadeen ciyaar xiiso badan oo ahayd mid ilaa ilbiriqsiyadii ugu dambeeyay la isku hayay.

🏅 Natiijada Finalka:
Happy Star 8 🆚 7 Horseed

Hambalyo kooxda Happy Star oo ku guuleysatay koobka Shabaqley Cup 2026. Sidoo kale, bogaadin gaar ah ayaa mudan kooxda Horseed oo soo bandhigtay tartan adag iyo ciyaar qurux badan.

Mahadnaq weyn waxaan u jeedinaynaa dhammaan kooxihii ka qaybgalay, garsoorayaashii, qabanqaabiyeyaashii, taageerayaashii iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay guusha tartankan.

Shabaqley Cup 2026 – Waan idin kaga mahadcelineynaa taageeradiinna. Insha Allah, waxaan ku kulmi doonnaa tartamada soo socda. ⚽❤️

24/07/2026

Hamplayo hambalyo

Happy Star 🌟

Shabaqley Champion 🏆
Shabaqley Cup 2026

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Mogadishu
252