13/11/2025
Xilli-ciyaareedka 2024-25, Liverpool FC waxay horyaalka Premier League ku dhammeeyeen sidan:
Guulo: 25
Barbaro: 9
Khasaaro: 4
Dhibco: 84
-Maladhihi----- karaa macalin slot ๐
-Qasaaraha guul darada sanadkaan ciyaartoyda
-Ugu badan uukeenay ayaa saameeyay ๐ค
13/11/2025
๐ฅ Barรงa oo war fiican heshay ka hor kulanka adag ee Bilbao! ๐ต๐ด
๐ ๐
Barcelona ayaa rajeyneysa inay dib u hesho laba ka mid ah ciyaartoydeeda muhiimka ah โ Joan Garcia iyo Raphinha โ kaddib fasaxa caalamiga ah.
Hansi Flick ayaa filanaya inuu dib u helo awooddii buuxda ee kooxda, iyadoo kulanka adag ee ka dhanka ah Athletic Bilbao uu yahay imtixaan cusub oo muhiim ah! ๐ชโฝ
12/11/2025
๐จ๐ฃWAR XASAASI AH
๐ฒโLuis Rubiales oo Furan: Sida Lamine Yamal Loo Qanciyay Inuu Spain U Doorto Moroccoโ โฝ๐ฅ
12/11/2025
โฝ Gooldhaliyaha Adduunka 2025: Yaa Hogaaminaya? -----๐
Kylian Mbappe, Erling Haaland iyo Harry Kane ayaa weli dagaalka ugu jira gooldhaliyaha ugu sarreeya adduunka! Yaa ugu dambeyn noqon doona boqorka gooldhalinta?,------------------ ๐
12/11/2025
๐ด๐ฅ Kobie Mainoo Oo Ka Tagaya Man united ๐
:
Khadka dhexe ee Manchester United, Kobie Mainoo, ayaa si cad u sheegay inuu doonayo inuu ka tago Old Trafford bisha Janaayo๐ฒ, isagoo rajeynaya inuu ku biiro Real Madrid. Waxaa xiiso leh in suuqa kala iibsiga uu bilaabanayo____)
12/11/2025
"Conor Gallagher, khad dhexe oo 25 jir ah, ayaa Red Devils u noqonaya bartilmaameedka koowaad ee Janaayo! ๐ดโฝ๏ธ
Manchester United iyo Atletico Madrid ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan heshiis amaah ah. "
---๐ฒMan united way nawaalaysaa