Jeenyo Football Club

Jeenyo Football Club

Share

This a real page of Jeenyo

25/08/2026

πŸŒ™ MOWLIIDKA NABIGA ο·Ί

MAANTA WAA MAALIN XUSUS MUDAN OO LAGU XUSUUSTO RASUULKEENNA ο·Ί, NAXARIISTIISA, AKHLAAQDIISA WANAAGSAN IYO FARINTII HANUUNKA LAHEED EE UU UMMADDA U HORSEEDEY.

Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΩˆΨ¨Ψ§Ψ±Ωƒ ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ο·Ί

MOWLIID WANAAGSAN DHAMMAAN MUSLIMIINTA. πŸ€πŸŒ™

JEENYO FC ⚽🀍

21/08/2026

πŸ—³οΈ U CODEE PLAYER OF THE SEASON 2025/2026! πŸ†βš½

Qaybta Comments-ka ku qor magaca ciyaaryahanka aad u aragto inuu yahay:

⭐ PLAYER OF THE SEASON 2025/2026

πŸ‘‡ Magaca ciyaaryahanka aad u codeyneyso ku qor Comments-ka.

20/08/2026

JIMCO WANAAGSAN πŸŒ™πŸ€²β€οΈ

Jimco wanaagsan dhammaan bahda Jeenyo Football Club. πŸ’›πŸ–€

Alle ha inoo barakeeyo Jimcadena




20/08/2026

πŸŽ™οΈ Nala Daawo Waraysiga Goalhaye Abdirahmaan Maamaan πŸ’™βš½

Goalhayaha cusub ee Jeenyo FC, Abdirahmaan Maamaan, ayaa wareysi gaar ah la yeeshay Jeenyo TV.

πŸŽ₯ Nala daawo waraysiga oo uu kaga hadlayo safarkiisa cusub iyo ku biiristiisa Jeenyo FC.

Kusoo dhawoow Jeenyo, Abdirahmaan Maamaan! πŸ’™πŸ”₯

Photos from Jeenyo Football Club's post 18/08/2026

OFFICIAL | WELCOME TO JEENYO πŸ’™β€οΈ

Naadiga Jeenyo FC ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay goolhaye Abdiraxmaan Maamaan.

Maamaan ayaa Jeenyo u saxiixay heshiis laba sano ah. ✍️

Ku soo dhowow gurigaaga, Abdiraxmaan Maamaan! 🧀⚽️
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo xilli ciyaareed wanaagsan.

WELCOME TO JEENYO, MAAMAAN! β€οΈπŸ’™

18/08/2026

WELCOME TO JEENYO FC πŸ’™βš½

Abdirahman Jeenyo, kusoo dhawoow !

14/08/2026

πŸ†βš½ HAMBALYO XIIRANE! πŸŽ‰

Ciyaaryahanka Xiirane ayaa noqday Gooldhaliyaha ugu sarreeya kooxda Jeenyo FC xilli ciyaareedkii 2025/2026. πŸ”₯πŸ’™β€οΈ

Xiirane ayaa xilli ciyaareedkan kooxda Jeenyo u dhaliyey 12 Gool ⚽, isagoo sidoo kale sameeyey 4 Caawin (Assists) πŸ…°οΈπŸ‘.

12 GOALS ⚽ | 4 ASSISTS πŸ…°οΈ

Hambalyo Xiirane πŸ‘πŸ†
Dadaalkaaga iyo waxqabadkaaga wanaagsan waa mid mudan in lagu faano. πŸ’ͺβ€οΈπŸ’™

Photos from Jeenyo Football Club's post 12/08/2026

Alxamdulillaah! 🀲🏽❀️

Maanta waxaan soo gabagabeynay xilli-ciyaareedkii Horyaalka Dalka Soomaaliya – Somali National League, waxaana kusoo xirannay GUUL. πŸ†βš½πŸ’ͺ🏽

Run ahaantii, uma aanan qalmin inaan halkaas ku dhameysanno, balse wax walba waxay ku dhacaan Qadarka Alle. waana dadaalnay, waan soo halgameynay, laakiin qadarta Rabbigeenna ayaa ka sarreysa wax walba. 🀲🏽

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Maamulka Jeenyo FC, oo uu ugu horreeyo Guddoomiye Maxamed Cabdullaahi Xaaji, iyo dhammaan ciyaartoyda, macallimiinta iyo bahda naadiga oo habeen iyo maalin u taagnaa sidii aan mar walba usoo laaban lahayn, una sii wadi lahayn halganka naadiga. β€οΈπŸ’™

Dadaalkiinna iyo garab istaaggiinna ma illoobi doonno. πŸ™πŸ½

Insha’Allah, waxaan rajeynaynaa inaan xilli-ciyaareedka soo socda kusoo laabanno si ka xoog badan, kana shaqeyno inaan Jeenyo gaarsiino halka ay mudan tahay. πŸ’ͺπŸ½βš½πŸ†

Mahadsanidiin dhammaantiin. β€οΈπŸ’™

12/08/2026

πŸ† FULL-TIME

JEENYO 5️⃣ – 0️⃣ JAZEERO πŸ”₯⚽

β€οΈπŸ’™ Hambalyo dhammaan ciyaartoyda, macallimiinta, maamulka iyo taageerayaasha Jeenyo FC.

GUUL WEYN! πŸ†πŸ”₯

12/08/2026

⏸️ HALF-TIME

πŸ”΄ JEENYO 2 – 0 JAZEERO πŸ”΅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu