19/09/2024
On September 15-17, 2024, Human Rights Clubs, in collaboration with WCPAD, conducted a human rights awareness campaign in three different schools in Dhusamareb. The coaching sessions were about an introduction to human rights, where the students learnt about the fundamental principles of human rights and their significance in their daily lives.
15/09/2024
Hey’adda Women Centre for Peace and Development (WCPAD) oo gacan ka helaysa hey’adaha UNICEF iyo UNSOM ayaa 12 September 2024 ku soo gabangabeysay Dhuusamareeb tababarka tababarayaasha oo sare loogu qaaday xirfadda hoggaamiyaasha Naadiyada Xuquuqul Insaanka ee ka dhisan Galmudug.
Tababarka Tababarayaasha oo socday muddo saddex beri ah ayaa lagu soo gabangabeeyay caasimaadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka soo qeybgaleen 24 xubnood oo ka socday naadiyada xuquuqul inskaanka ee ka dhisan dhuusamareeb.
05/05/2023
Wocpad ayaa soo gabagabaysay tababar 3 maalin ahaa
oo ku saabsanaa Hanaanka Abuurista Aragtida Ganacsiga
oo ay ka qaybgaleen haween gaaraya 20.
11/04/2023
Wargalin
Waxaa farxad ah inaan idin la wadaagno in sannadkan 2023, la qaban doono shirka Haweenka Xirfadleyda Soomaaliyeed oo ka dhici doono Muqdisho 15 - 16 June 2023 haddii uu Alle idmo.
Faahfaahin dheeri ah ayaa idin la wadaagi doonaa xilliyada soo socda, inta ka horeyso waa inoo aragti xiiso leh.
Mahadsanidiin.
12/03/2023
Bismillaah.
Waxaa maanta inoo soo idlaaday tababar 4 maalmood inoo socday oo ku saabsanaa ‘'Qaabeynta aragtiyada ganacsiga ’’
Waxaan halkaan uga mahadcelinaynaa Allaha inoo suurageliyay in aan qabano tababarkaan.
Kadib waxaan u mahadcelineynaa dhammaan inta qeybta ka qaadatay hirgelinta fikirkaan.
Si la mid ah waxaa mahadsan hawlwadeenada Women center for peace and devlopment ee u dhabar adeegay ka miro dhalinta hawlshaan quruxda badan.
11/03/2023
Waxaa si qurux badan inoogu furmay maalintii 3aad (Day3) tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga .
09/03/2023
Waxaa si qurux badan inoogu furmay maalintii 2aad (Day2) tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga
Waxaa marti ku ah maanta Charles Remo oo ku xeeldheer xalinta mushkiladaha ganacsiga.
09/03/2023
Waxaa si qurux badan inoogu furmay maalintii 2aad (Day2) tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga
Waxaa marti ku ah maanta Charles Remo oo ku xeeldheer xalinta mushkiladaha ganacsiga.
08/03/2023
Maanta oo ay tahay 8-dda Maarso 2023, sanad walba maanta oo kale caalamka waxaa laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Haweenka, iyada oo la soo badhigayo hormarada iyo waxqabadka haweenka aduunka.
Women center for peace and devlopment ayaa maanta u furtay 10 ka mid ah gabdhaha ku nool Mogadisho tababar ku aadan Qaabeynta Aragtida Ganacsiga.
08/03/2023
Waxa inoo furmay maanta oo ay tahay 8 Maarso, tababar ku saabsan
Qaabeynta Aragtida Ganacsiga .
Waxuuna socondoonaa labo todobaad.