Wadajir Sports Association

Wadajir Sports Association

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wadajir Sports Association, Sports League, Xalane Street, Mogadishu.

28/02/2025

FURITAANKA TARTANKA WDJ RAMADAN CUP
KOREA πŸ†š CLEVER BOYS
πŸ† WDJ RAMADAN CUP 2025
⏰ 04:00 PM.
πŸ—“οΈ 28/2/2025
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Yaa badin kara kulankaan ?

08/01/2025
16/12/2024

SHERIFF πŸ†š DHALINTA MAANTA
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
πŸ—“οΈ 16/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Yaa badin kara kulankaan ?

Photos from Wadajir Sports Association's post 15/12/2024

Kulamada Galabta Tartanka Kubadda Cagta Akadeemooyinka Degmada Wadajir 2024 Waxa uu dhex mari doonaa Kooxaha kala ah.

Kulanka 1aad Saacada 3:30PM
UBAD ACADMEY πŸ†š DAALO ACADEMY
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 03:45 PM.
πŸ—“οΈ 15/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Kulanka 2aad Saacada 4:45PM
CLEVER BOYS AC. πŸ†š HORSEED ACADEMY
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
πŸ—“οΈ 15/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Kulumadaan Aadka u adag galabta Waxaa lagu ciyaari doonna garoonka Fuustalka Xarunta Degmada Wadajir.

Fadlan ka soo qaybgal oo dhiirigeli Kooxdaada!.

14/12/2024

BUULO ACADMEY πŸ†š SAFAANA ACADEMY
πŸ† WDJ ACADEMY CUP 2024
⏰ 04:30 PM.
πŸ—“οΈ 14/12/2024
🏟️ FUSTALKA D_WADAJIR

Yaa badin kara kulanka Furitaanka ?

Photos from Wadajir Sports Association's post 09/12/2024

Sawiro: Xarunta Degmada Wadajir Waxaa Galabta lagu qabtay Qori-tuurka Tartanka kubbadda Cagta Akadeemiyaasha Degmada Wadajir.

Agaasinka Tartankaan ayaa leh Xafiiska Sportska Degmada Wadajir qori tuurka Waxa uu u dhacay Si jawi Degan oo qurux badan.

—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 β€”
Xafiiska Sportska Degmada Wadajir

Photos from Wadajir Sports Association's post 17/10/2024
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Xalane Street
Mogadishu