Aska ironman Coaching

Aska ironman Coaching

Share

ONLINE FITNESS COACH 💪
🔥Fat Loss & Muscle Building
📩 90-Day Transformation OPEN
Apply Here link Hoose buuxi⬇️

https://forms.gle/xGG1FiFXUxZMS6gH7

19/08/2026

Dooro nidaam cunto oo aad noloshaada oo dhan la noolaan karto

12/08/2026

Dad badan ayaa aaminsan in markay cunaan cunto “caafimaad leh" in miisaankoodu si automatic ah u dhacayo Waa khaladka ugu weyn ee ku hortaagan

GymMotivation

11/08/2026

Bariiska ma aha cadowgaaga habka aad u cunayso ayaa ah

09/08/2026

Miisaankaaga oo istaagay micnaheedu maaha inuu fashil yimid.

05/08/2026

2 UKUN MA KUGU FILAN TAHAY?
Qaladkan ayaa kaa hor istaagi kara muruq dhiska

30/07/2026

Ha ku mashquulin saacadaha aad gym-ka joogto, ku mashquul tayada tababarkaaga.
Haddii aad rabto Workout Plan + Meal Plan oo kaa caawinaya inaad muruq dhisato si sax ah, Fariin Toos isdir kelmad "PLAN"





27/07/2026

Khaladka Dad Badan Galaan Markay coffee Cabbaan! ☕🔥

26/07/2026

Caato ma tihid sababtoo ah Waa metabolism kaaga keliya iyo Marar badan waa inaadan helin calories kugu filan maalin kasta Bilow inaad hesho qorsha oo joogtee qorshahaaga

16/07/2026

Ha Iibsan Creatine ama Whey Protein Intaadan Tan Ogaan!

14/07/2026

Sababta aad U Caloolu Weyntahay

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu