Soodhaweyntii wllky Omar Abdulkadir Artan
Qabiir ciise sankuus
politics sports and entertainment
War Deg Deg : Cumar Cartan oo markii ugu horreeysay hadlay. "Anaga dhan Soomaaliya ayaa leenahay. haddii ay xumaato ama wanaagsanaato...semore
War Deg Deg : Cumar Cartan ayaa goordhow soo dagay.
Siyasiyiintu Asxaan isuma sameyan midba kan kale ayu Jaranjaro ka dhigta Dhibco siyasadeed ayey isku radsadan bal arag marki Farmajo yiri Shariif Hubkii ba laga qaatay isago inkirsana Reactionka Shariifka🤣🤣🤣
Waligey qof bini.adam ah dartiis uma sobixin
lkn wllky Omar Abdulkadir Artan dartiis waxan diyaar u ahay sodhawentisa
゚viralシ ゚
08/06/2026
Garsoore Cartan wuxuu qaatay go'aan ah in uu magaca Soomaaliyeed iyo calanka 🇸🇴 Soomaaliyeed kumeel maro.
Markasta wuxuu ku faani jiray Soomaalinimo, meel kasta oo uu tagana in uu Somalia kayimid ayuu ka sheegi jiray.
Sida la sheegay dalal badan ayaa dhalashadooda iyo waliba Passport kooda diyaar ula ahaa dalalkaas waxaa kamid ah Qatar 🇶🇦 sidoo kale Walaalaheen Jabuuti Passport kooda wuu heli karay, wuxuuse door biday in uu Somali Passport ku meel maro.
Garsoore Cartan magaca Somalia iyo kan Soomaaliyeed dartiis ayaa loo haystaa, waa in aynu ukacnaa oo garab unoqonnaa illaa uu riyadiisa ka rumeeyo.
05/06/2026
Shalay mahad salad ⏳️😏✅️
Mantase taliyaha CXS iyo G.shute 💪✅️
DEG DEG.....Taliye macalin mahdi oo uhanjabay ciidanka shariif sh, axmed MW h**e ee somaaliya..See more
Taliye Mahad si gobanimo leh ayuu soo ku dhammeeyay howshii la isku fara saaray!
Deg.Deg kheyre oo iskaga baxay aagi dagalka mahad salad aya galbiyay 🤌🔥
Click here to claim your Sponsored Listing.