Sucaado Samaara

Sucaado Samaara

Share

Waa pagekeyga cusub kusoo dhawaada kii hore waa leyga jabsaday😭😭😭
Follow me plz😭😭😭

28/08/2026

Haaland maxaa ku dhacay 🙈🤣🤣🤣

25/08/2026

🚨🏆 Bruno Fernandes ayaa ku guuleystay abaalmarinta PFA Players’ Player of the Year 2026! 🔴

Waa markii ugu horreysay ee ciyaaryahan Manchester United ah uu ku guuleysto abaalmarintan tan iyo Wayne Rooney xilli ciyaareedkii 2009/10.

🇵🇹 Bruno Fernandes — PFA Players’ Player of the Year 2026! 👏🔥

23/08/2026

Saaanaaa liverpool 🙈🤣

23/08/2026

Kuligiin mute gala 🙈🔴❤️

23/08/2026

Hambalyo deriska

23/08/2026

Man City 2-0 Bournemouth
Newcasle 1-0 Liverpool sadaasha kulamada maanta adna dhiibo sadaashada 🙈

22/08/2026

Man united kooxwalbo horyaalka ka ciyaarto madaxa ka jari doontaa horyaalkana iyada qadeyso insha alah 🤝🐐💪🔴

22/08/2026

Inkaartaan maxaa waaye 🙈😭

16/08/2026

🎙️ Buraanbur • Gabayo • Sheekooyin • Doodo • iyo Bandhig Suugaaneed

Habeen ay tahay inaad ka mid noqoto…
Habeen lagu xusuusan doono suugaanta haweenka Soomaaliyeed.

16/08/2026

Hambalyo Kooxdeyda Waa adagtahay wlh hayey 🙈

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Nairobi
Mogadishu
254