Direey gos gos

Direey gos gos

Share

Waxaan soo gudbiya bilacad iyo hormarka dagmada marko cadey ee gabalka shabelaha hoose
⚽️sports 🤳contents 📺 intertainment

18/08/2026
18/08/2026

Suldaanka guud beesha bimaal oo maanta beesha bimaal Gogol wadatashi u fidiyey dhigay Suldaan axmadeey suldaan maxamed cali

17/08/2026

Guddoomiyaha ugu koobabka badan magaalada Marka Caddey, ahna Guddoomiyaha Naadiga taariikhiga ah ee Horseed FC

17/08/2026

Tababaraha Naadiga Horseed FC ayaa ka hadlay guusha ay kooxdu maanta gaartay, isagoo ku tilmaamay guushan mid muhiim u ah kooxda iyo taageerayaasheeda. Wuxuu uga mahadceliyay ciyaartoyda dadaalka, isku duubnida iyo dadaalka ay garoonka ka muujiyeen.

17/08/2026

HORSEED 4️⃣ VS 1️⃣ SH ABROONE

Photos from Direey gos gos 's post 17/08/2026

Sawirada abaalmarinta cup S T S

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Merca?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Marka Cadey
Merca
00252