Hormuud Foodball Club

Hormuud Foodball Club

Share

FC Hormuud waxay ka mid tahay kooxaha heerka 1aad ee degmada Luuq, waxaa la soo aasaasay naadiga 2000

10/05/2026

Bismillah

Tomorrow match

Hormuud Foodball Club vs Peace Boys Football Club


🏆Ciyaarta barito league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 11/5/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

Photos from Hormuud Foodball Club's post 26/04/2026

Natiijadii kulanka galabta

Hormuud Foodball Club 3:1 S.Y.L

Waxaa goalasha naadiga ka saacidey

⚽️Captain qalocow
⛳️ziisey

⚽️macankey
⛳️qalocow

⚽️jiirow

Man of the match cabdi casiis caamir abuukar qalocow 🔥


The force

26/04/2026

Bismillah

Today match

Hormuud Foodball Club vs S.Y.L


🏆Ciyaarta galabta league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 26/4/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

25/03/2026

Bismillah

Tomorrow match

Hormuud Foodball Club vs Xidigaha Fc


🏆Ciyaarta barito league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 26/3/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

17/02/2026

Ramadan Mubarak ☪️

Dhaman Maamulka iyo ciyaartoyda xoogweynta Waxey halkan hambalyo ka leeyihiin umada Muslimiinta meel walbo ay joogaan qaasatan umada soomaliyeed waxaan in leenahay Ramadan Mubarak

10/02/2026

Natiijadii kulanka galabta

Hormuud Foodball Club 2:2 Sh.Mahad football club

Penalty win hormuud

Hormuud 4:3 sh.mahad

Kooxda waxaa goalasha ka saaciday

Cptain Ayuub
🎯Maskax binow
L.saney
🎯Maskax binow

Waxaan hambalyo leenahay kooxda sheikh mahad oo soo bandhigtay ciyaar Qurux badan balse uu nasiibka ka hiiliyay adinkoo saan si ka xoog badan soo noqdo I.a

Macalimow kalaa oo dib ugu soo laabtay kooxda kulankiisa kuwaad win Macalimow guula badan iyo sidii lagaa bartayba oo taarikhda kooxda baal dahab ugu gashay 3 league oo xariir ah in mar kale aan dib u aragno I.a Arteta 🔥

Man of match
Deeq deeqsi gacan dahab
2 Penalty save✋

06/02/2026

Bismillah

Tomorrow match

Hormuud Foodball Club vs Sh.Mahad football club


🏆Ciyaarta barito league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 7/2/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

24/01/2026

Bismilaah

Marka h**e allah ayey mahad u sugnaatay oo dib isku keen soo celiyay

Marka xigto waxaan taageerayaashena ka raali galainaynaa mudooyinkii uu pageka naga ciladeed sanaa waxaan lee nahay naga raali ahaada wixii hada ka bilowda inta ayan kawada soconeynaa

Saa ogtihiin waxaa labaasay league qaab home iyo away ah waxaana ku aadney naadiga Elman

Lugtii h**e waxey ku soo idlaatay barbardhac 0:0


Ciyaaryahankii ugu fiicnaa ciyaartaas
🎗️Qadar abdi hasan door🔥


Tomorrow game lugteenii labaad

Hormuud Foodball Club vs ELMAN FOOTBALL CLUB

Nooca ciyaarta : League dagmada

Garsooraha : ??

Waqtiga : 4:30

Date : 25-1-2026

Daawasho wacan dhamaan taageerayaasha xoogweynta 💪

Photos from Hormuud Foodball Club's post 20/09/2025

Bismillaha

Match day

Hormuud Foodball Club vs Hilac Stars Fc

🏆Nooca ciyaarta = league dagmada

🤿Garsooraha= ??

⏰️Waqtiga 4:20

📅Taariikhda 20/9/2025

Waxaa naadiga dib ugu soo laabtay mid ka mid ah cptnadii ugu fiicnaa ee soo maray xoogweynta Moha Ibnu Ifiye oo wax badan kooxda ka maqnaa hadana dib ugu soo laabtay soo dhawoow cptn hoygaagii ku soo dhawoow

Daawasho wacan dhamaan xoogwaynta family

Photos from Hormuud Foodball Club's post 16/09/2025

Bismillah

Ciyaarta galab waxaan dheelaynaa 8 dhamaadka league dagmada

Match day

Hormuud Foodball Club vs Fc Waberi Stars Football Club

Nooca maaliyada aan ku coyaarayno galabta sawirka pageka hada ka muuqda taas ayaan ku dheelaynaa

⏰️ waqtiga 4:30

🏆nooca ciyaarta league dagmada

🤿Garsooraha ??

📅 Taariikhda. 16/9/2025

Daawasho wacan dhamaan Taageerayaasha Xoogwaynta

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Luuq?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Luuq
252