06/12/2025
Bismillah....
Mahadnaq ...
Waxaa mahad oo dhan u sugnaaty illahy oo si qurux badan noogu dhameeyey
Waxaa marka labaad u mahadcineynaa Shirkada Telesom oo garab nagu siisey inaan cupka qabsano 🥇🏆
Waxa kale oo aan u mahadcelibeynaa dhammaan sports degmada kubadii qurux badaneyd ay so ban dhigeen akhlaaqdu ku dheehneyd
Dhammeenteen hormar wacan sxibyaal🥇🏆
Abaamarintii Saxansaxo Cup
1. Ali Mohamed Bille -best player 🎖️
2. Ali Abdirahman -Top Scorer 🔝
3. Muniir Mohamoud -Best Goal🚀
4. Saki Ahmed Abdi- Best Referee 😙
04/12/2025