20/05/2023
Leipzig ayaa abaal weyn u gashay Dortmound iyaga oo ka guuleystay Bayern ,Brousia Dortmound hadii ay beri ka guuleystaan Augsburg iyaga ayaa la wareegaya hogaanka Horyaalka kaliya hal todobaad ayaa ka hadhay dhamaadka Tartanka.
07/09/2022
Halkan kawac saaxiibkaaga saalixiga ah kuna dheh hurdo wacan😀
18/08/2022
Alle haunaxariistee waxa maanta geeriyooday abwaankii weynaa ee HADRAAWI
Aynu uducayno soomaalaay 🤲
18/08/2022
Subax wanaaksan dhamaantiin ❤
17/08/2022
Soo qabo qofkii lahaa hadii aad garatay
17/08/2022
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
الدنيا سجن المئمن وجنة الكافر ❤
16/08/2022
Halkan uga yeedh saaxiibkaaga kugu wareeriyay hos potka ii fur
SaaxiibayaaL follow nasoo dhaha