Fiicane Football

Fiicane Football

Share

Sports news, matchs analysis & football updates – halkaan kala soco!

Photos from Fiicane Football's post 13/06/2025

Stretching sessions πŸ™†β€β™‚οΈπŸ‡ΊπŸ‡Έ

FIFA Club World Cup | June 14 - July 13 | Every Game | Free | DAZN.com |

11/06/2025

RASMIGA: Liiska ciyaartoyda Real Madrid ee ka qayb geli doona Koobka kooxqha aduunka!

Photos from Fiicane Football's post 11/06/2025

Xidigaha cusub iyo Lambarada ay ku ciyaari doonan koobka kooxaha aduunka.!!

11/06/2025

Listiga rasmiga ah ee City ee u duuleysa USA sida ay uga Qeyb gaLaan club world cupka.!!

05/06/2025

𝐌𝐚𝐧 𝐨𝐟 𝐭𝐑𝐞 𝐌𝐚𝐭𝐜𝐑. πŸ₯ΆπŸ…

05/06/2025

🚨6 games Yamal πŸ†š Mbappe Intaba Yamal ayaa ku gacan sareeya

05/06/2025

Maalinta khayrka badan ee Carafo aynu ka faideysano. ilaahay(SWT) uu so dagayaa dunida mala,igtisana wa ugu fanaya adomadisa oo cibadaysanaya. ducada waa la aqbala aynu ka faaideysano.

03/06/2025

Omar Marmoush ayaa ku guuleystay Abaal marinta Goolka sanadka Ee Preimer League.!!

31/05/2025

Luis Enrique

Coach 2aad ee 2treble kula guuleystay 2kooxood oo kala duwaan ayuu cawa noqonaya Pep dabadiiπŸ’™β€οΈ

31/05/2025

🚨Barca oo usoo Hambliyeysay PSG oo ku guuleystay Uclka markeedii ugu horeysay 24/25winner of UclπŸ’™

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargiesa
Hargeisa